February 27, 2023
Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo soo siyaartay Qabriga Sheekh C/Qaadir Jilaani+Sawirro
Guddoomiyaha Golaha Shacabka EE BFS Sheekh maxamed nuur Aadan Madoobe ayaa booqday Misaajidka uu ku aasan yahay AUN Sheekh Cabdulqaadir Jeeylaani oo ku yaalla Magaalada Baqdaad ee Caasimada dalka Ciraaq. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa marka uu booqday waxaa ku soo dhaweeyay Culimo iyo Iimaamka masjidka isagoo la wadaagay dadka soo siyaarta qabriga Sheekha oo […]
Wararki ugu dambeeyay dagaal tan iyo saakay ka socday magaalada Laascaanood.
Dagaal u dhexeeya ciidamada jamhuuriyadda goonni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland iyo ciidammada deegaanka ayaa tan iyo saaka ka socda dhinaca waqooyi bari magaalada Laasacaanood. Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in xabadda xoogeeda ay ka dhacayso meel magaalada u jirta qiyaastii 8 KM, waxaana aggaas ku yaalla saldhigga Goojacadde ee uu leeyahay milateriga […]
In ka badan boqol qof oo looga cabsi qabo inay ku dhinteen badda Talyaaniga.
Waxaa jirta cabsi laga qabo in in ka badan 100 qof oo ay ku jiraan caruur ay dhinteen kadib markii doonidii ay la socdeen ay kula degtay badda koonfurta Talyaaniga. Ugu yaraan 62 qof oo tahriibayaal ah ayaa la xaqiijiyey inay dhinteen, iyadoo 12 carruur ah la sheegay inay ku jiraan dadka dhintay oo uu […]
Xiisad ka taagan garoonka diyaaradaha Doolow kadib iska horimaad ka dhacay.
Doolow — Xiisad ayaa ka taagan garoonka diyaaradaha ee magaalada Dooloow maanta kadib markii iska horimaad dhiig ku daatay uu ka dhacay halkaasi. Iska horimaadkan ayaa la sheegay inuu daba socdo laba kiis oo ka kala dhacay magaalooyinka Beled Xaawo iyo magaalada Doolow. Bishan 18-keedii ayaa magaalada Beled Xaawo qarax lagu dilay taliyihii ururka 28-aad ee […]