19 Sep, 2025
2 mins read

QM: 185,000 oo qof ayaa ka barakacay Laascaanood.

LAASCAANOOD โ€”ย Xafiiska QM ee Isku Xirka Arrimaha Baniโ€™aadannimada (OCHA), ayaa sheegay in 185,000 oo qof ay ka barakaceen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo dhowaan ay dagaallo ka dhaceen. Bayaan Khamiistii kasoo baxay xafiiska OCHA ee Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu sheegay in weli ay jiraan warbixino ku saabsan dagaallo socda inkasta oo xabad-joojin lagu […]

1 min read

Ciidamada Kenya oo dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Ciidamada Kenya ayaa 16-kii February waxa ay saddex ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku dileen degaanka Sarira oo ka tirsan gobolka xeebta ee Lamu, una dhow xadka Soomaaliya, sida uu sheegay wargeyska Daily Nation. Saddexda xubnood ee ka tirsan Al-Shabaab ayaa la dilay wax yar ka dib markii bam ay ku xireen waddo dhinaceeda, sida uu […]

1 min read

RW Xamse oo codsaday in si shuruud la’aan ah loo joojiyo colaadda ka aloosan Laascaanood.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in 35 sanadood kahor wixii ka dhacay gobollada waqooyi wax lamid ah ay maanta ka dhacayaan Laascaanood. Xamze Cabdi Barre, oo xalay fiidkii ka hadlayay magaalada Muqdisho ayaa si qota-dheer uga hadlay colaadda ka aloosan magaalada Laascaanood, halkaas oo dhowr iyo tobankii maalmood ee la soo […]

2 mins read

Somalia oo malaayiin Doollar ugu deeqaysa dhul-gariirka Turkiga .

Muqdishoโ€“ ๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต-๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ด๐˜‚๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ง๐˜‚r๐—ธ๐—ถ๐—ด๐—ฎ, ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Xukuumadda Somalia. โ€œRaโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa daah-furay ololaha taakulaynta iyo gurmadka dowladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Turkiga, kuwaas oo ay dhibaato baaxad wayni ka […]

1 min read

Liiska 10-ka dal ee ugu GEESISAN caalamka (Somalia oo gashay boos aad u fiican).

Koontada Muslim Tweets ee rasmiga ah ayaa soo bandhigtay 10 dal oo ay sheegeen inay dadkoodu yihiin kuwa ugu geesisan adduunka. Koontadan oo inta badan diiradda saartay arrimaha Islaamka, gaar ahaan Anshaxa, Bulshada, Waxbarashada iyo Fayaqabka ayaa qabta in kaalinta 1-aad ay ku jirto Falastiin, waxaana kaalinta 2-aad gashay Somalia. Halkan hoose ka dheeho liiska […]