1 min read

Liiska 10-ka dal ee ugu GEESISAN caalamka (Somalia oo gashay boos aad u fiican).

Koontada Muslim Tweets ee rasmiga ah ayaa soo bandhigtay 10 dal oo ay sheegeen inay dadkoodu yihiin kuwa ugu geesisan adduunka.

Koontadan oo inta badan diiradda saartay arrimaha Islaamka, gaar ahaan Anshaxa, Bulshada, Waxbarashada iyo Fayaqabka ayaa qabta in kaalinta 1-aad ay ku jirto Falastiin, waxaana kaalinta 2-aad gashay Somalia.

Halkan hoose ka dheeho liiska oo buuxa….

1. Palestine
2. Somalia
3. Syria
4. Afghanistan
5. Yemen
6. Libya
7. Iraq
8. Venezuela
9. Haiti
10. Cuba