21 Sep, 2025
1 min read

Jlaaga Idris Elba iyo Sabrina Dhoore oo taagero u raadinaya dalal ay Soomaaliya ku jirto

DAVOS — Jilaaga Idris Elba iyo xaaskiisa Sabrina Dhoore ayaa Isniintii ugu baaqay ganacsatada iyo hoggaamiyayaasha siyaasada inay taageero dheeri ah siiyaan waddamada ugu saboolsan adduunka qaab maalgashi ah halkii ay deeq gargaar ah kasiin lahaayeen. Xafladdii furitaanka shirka sanadlaha ah ee Madasha Dhaqaalaha Adduunka (WEF) ee Davos, ayaa Idris iyo Sabitina lagu abaal mariyay shaqada […]

1 min read

Howlgalka ATMIS oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka kadib qabashadii Xarardheere iyo Ceeldheer.

MUQDISHO — Bayaan kasoo baxay Howlgalka KMG ee Midowga Afrikca ee Soomaaliya ee ATMIS ayaa lagu sheegay in Ergayga Gaarka ah ee guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalkan Danjire Maxamed Al-Amiin Souef uu ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed xoreynta magaalooyinka Ceeldheer, Xaradheere, Galcad iyo Xiindeere ee Gobollada Galgaduud iyo Mudug ee […]

1 min read

Wasiirkii Arrimaha Gudaha Ukraine, ku xigeenkiisii iyo 15 qof oo kale oo ku dhintay shil diyaaradeed

KYIV — Diyaarad Helicopter ah oo ku dhacday deegaanka Kyiv ayaa dishay 17 qof, oo ay ku jiraan wasiirkii arrimaha gudaha ee Ukraine iyo labo carruur ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Ukraine. Wasiirka arrimaha gudaha Denys Monastyrskyi, ku xigeenkiisa Yevhen Yenin iyo xoghayihii gobolka ee wasaaradda arrimaha gudaha Yurii Lubkovych ayaa ka mid ahaa dadka ku […]

1 min read

Jaaliyada Soomaalida ee Zwolla oo lagu soo dhaweeyey xarunta degmada Gemeenthuis

Duqa Magaalada Zwolle ee xarunta Gobolka Overijsal Peter Snijders ayaa ku dhoweeyey xarunta Degmada Magaaladaasi [Gemeenthuis] xubo uu horkacayay Guddoomiyaha Jaaliyadaha Soomaalida Zwolle & nawaaxigeeda, ahna Guddoomiyaha Jaaliyada guud ee Soomaalida ee magaceeda loo soo gaabiyo SFON. Cabdulqadir Cali Nuune ayaa waxaa uu hor dhigay duqa magalada Zwolla kataliya ama Liga ga dambeya mamulka gobalkaasi […]

1 min read

Baroor diiq tacsi oo lagu qabtay Xarunta Jaaliyada Soomaalida Zwolle ee Natherland

Gudoomiyaha jaaliyada Holland Cabdulqadir Cali Nuune & dalada ay kuma mideysan yihiin SFON ee Nederland waxay maanta Xarunta Jaaliyada Zwolle ku qabteen Baroor diiq ay uga tacsideynayaan dhamaan Reer Macalow Ali oo ka mid ah Odayaasha Jaaliyada Zwolle. Waxa dhawaan magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamar Weyne gacan ka xaqdaran ku dushay walaalkood: Marxuum Abuubakar […]

1 min read

Somaliland oo si adag ugu jawaabtay Maraykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa si adag ugu jawaabtay safiirka Maraykanka u fadhiya magaalada Muqdisho kaas oo ay ku eedaysay mid si cad indhaha uga laliya adeegsiga magaca Somaliland isla markaana ku sheega in ay tahay gobol ka tirsan Soomaaliya. War ay wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ku daabacday barteeda Twitter ka ayaa lagu yidhi “Lama aqbali karo […]