1 min read

Baroor diiq tacsi oo lagu qabtay Xarunta Jaaliyada Soomaalida Zwolle ee Natherland

Gudoomiyaha jaaliyada Holland Cabdulqadir Cali Nuune & dalada ay kuma mideysan yihiin SFON ee Nederland waxay maanta Xarunta Jaaliyada Zwolle ku qabteen Baroor diiq ay uga tacsideynayaan dhamaan Reer Macalow Ali oo ka mid ah Odayaasha Jaaliyada Zwolle. Waxa dhawaan magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamar Weyne gacan ka xaqdaran ku dushay walaalkood: Marxuum Abuubakar Maxamed Nuuraani oo lo Yaqan Abirima

Waxaana marxuumka illaah looga baryey in uu janadiisa fardowso kawarabiyo ehelkiisana Samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.

Waxaa ka soo qeyb galay dhamaan jaaliyada Zwolle iyo Nawaaxigeeda.

Waxay dhamaantood tacsi u direen reerkiisa iyo dhamaan umada soomaaliyeed ee uu marxuumka ka geeriyooday.

Gerida tacsidasi ayaa halkasi qur aan loogugu aqriyay marxuumka gudoomiya Abdukadir Ali Nuune.

Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Zwolle iyo Nawaaxigeeda & SFON Netherland ayaa waxaa u shegay dhaman umada islamka ah in ay is cafiyaan ajashana si kastaba ay uma Kargo ayaa uu dhahay cabdulqadir nuune mar uu lahadlayay dadka ka soo qeybgalay tacsidaas

Bashiir Jiidaal Baroow
somaliweyn Holland