1 min read
Galmudug oo khaadka ka mamnuucday deegaannada ay ka socdaan dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab.
Maamulka Galmudug wuxuu uga digay ganacsatada isla markaana ay la wareegi doonaa gaadiidkii halkaas khaadka geeya.
โWasaaradda waxay ogeysiineysaa dhinacyada ganacsatada, gaadidleyda iyo cid walba ee ku howlan geynta deegaannada iyo degmooyinka ay ka socdaan howlgallada dib u xoreynta Galmudug , sida Xarardheere, Ceeldheer, Galcad iyo deegaannada hoostagaโ ayaa lagu yiri war saxaafadeed kasoo baxay Galmudug.