19 May, 2024
1 min read

Galmudug oo khaadka ka mamnuucday deegaannada ay ka socdaan dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Maamulka Galmudug ayaa khaadka ka mamnuucay in la geeyo deegaannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah Al -Shabaab ee maamulkaas. Maamulka Galmudug wuxuu uga digay ganacsatada isla markaana ay la wareegi doonaa gaadiidkii halkaas khaadka geeya. “Wasaaradda waxay ogeysiineysaa dhinacyada ganacsatada, gaadidleyda iyo cid walba ee ku howlan geynta deegaannada iyo degmooyinka ay ka […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay xisadda ka soo dhex cusboonaatay dalalka Rwanda iyo DR Congo.

Dowladda Rwanda ayaa sheegay inay ‘qaadday tallaabo ay isku difaaceyso’ oo ka dhan ah diyaarad ay leedahay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ‘oo kusoo xadgudubtay hawadeeda’ Talaadadii. Sawirro lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya diyaarad militeri oo la toogtay xilli dul mareysay inta u dhexeysa hawada Goma ee DR Congo iyo magaalada Gisenyi ee dhinaca Rwanda. […]