29 Apr, 2024
1 min read

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay sababta loo xiray Mustafa Cali Caanood.

Ciidamada Ammaanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa soo xiray Mustafa Cali Caanood oo dowladdu sheegtay in uu yahay  shaqsi faafiya Fikirka Al-Shabaab, kaas oo baraha bulshada ku faafin jiray Muuqaalo uu iska soo duubay. War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Iyada oo laga duulayo go’aanka dowladda ee la […]

1 min read

Cristiano Ronaldo: “Waxaan dareemay in kooxda Man United ay i khiyaantay”

Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in uu dareemayo inay “khiyaantay” kooxda Manchester United isla markaana lagu khasbay in uu isu tago kooxdaas. Ronaldo oo la hadlayay barnaamijka TalkTV uu daadihiyo Piers Morgan ayaa sheegay, “Waxaan dareemay in la ii khiyaanay, waxaan dareemay in dadka qaar ee ka tirsan aysan ila dooneyn in aan halkan joogo”. Ronaldo […]

3 mins read

Subxaanalaah= Maqaal xiiso leh=

.Muuqaalad iyo Hab nololeedka Noole badan Allaah waa naga qariyay. Qaarkood jirkooda ayaa aad loo yareeyay, sida kaneecada oo iyada oo yar ay dhib nagu heeyso haddii ey weeynaa leheyd Sunteeduna intaa ka badan leheyd maxaa nagu dhici lahaa. 1. Quraanshadu waa xayawaan aad u yar, si toos ahana uma aragni Muqaalka wajigeeda, haddii ey […]

1 min read

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Ahna Ku simaha Wasiirka Oo Soo Xiray Tababar Ku Saabsanaa Tabinta Xaaladaha Beni’aadannimada iyo Wararka Degdegga Ah

Tababarka tabinta xaaladaha beni’aadannimada iyo wararka degdegga ah oo ka qeyb galeen 30 suxufiyiin oo kala socday Warbaahinta waxaa uu seddex maalin ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho. Waxaa tababarka soo qaban qaabisay wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya oo kaashanaysa xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya si loo xoojiyo kaalinta Warbaahinta ee tabinta […]

1 min read

 Xildhibaan Hibaq Jama, Xildhibaan Kerry McCarthy MP & Xildhibaan Indho Indho  oo yeeshay kulan lagu Falanqeeyo Qadiyada Gooni isutaaga Somaliland.

Bristol (Somaliweyn.org)  Danjiraha Ganacsiga iyo maalgashiga Caalamka u qaabilsan Golaha Deegaanka ee Magaalada Bristol Xildhibaan Hibaaq Cabdi Jaamac ayaa soo qaban qaabisay Kulan Dhexmaray Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan indho indho iyo Xildhibaan Kerry McCarthy MP oo laga doortay Magaalada Bristol, kulankan oo qaatay mudo saacad ah ayaa ka qabsoomay Aqalka looga taliyo Magaalada Bristol waxaana […]

1 min read

Abaabulka howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka billaawday gobolka Bakool.

Waxaa degaanka Aato ee Gobolka Bakool ka bilaawday kulamo looga tashanayo howlgallada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab, kaas oo ay yeesheen Saraakiisha Ciidamada dowladda, kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed & kuwa dowlad degaanka Soomaalida ee liyuu Boolis. Saraakiisha Ciidamada iyo Maamulka degaanka Aato ayaa ka arinsaday sidii degaannada gobolka bakool looga bilaabi lahaa howlgallada […]

1 min read

Kenya oo sheegtay inay adkeysay amniga Xabsiga Kamiti oo sanad kahor ay ka baxsadeen Maxaabiis.

Madaxa Xabsiga Kamiti John Warioba oo bixiyay Wareysi uu ku faah-faahiyay sanad kaddib waxa uu ka baddelay nidaamka ilaalinta Xabsigaas ayaa sheegay in uu ka shaqeeyay sidii loo ilaalin lahaa Maxaabiista ku xiran oo sanad kahor ay ka baxsadeen Dad ku eedeysan in ay katirsan yihiin AS. John waxa uu sheegay in dhammaan dhismaha uu ku xiray […]

1 min read

Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Somaliland.

Labada xisbi ee mucaaradka ah ee jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay 13-kii November aanay u aqoonsanayn madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisa kuwo sharci ku fadhiya xafiiska oo haysta kalsoonidii shacabka. “Maanta laga bilaabo Muuse Biixi iyo Xukuumadiisu uma aqoonsanin kuwo sharci ku fadhiya, Muuse waxa aanu […]

1 min read

Mucaaradka Somaliland oo sheegay inaysan maanta laga bilaabo u aqoonsanayn Muuse Biixi mid shacriyad ku fadhiya.

Labada xisbi ee mucaaradka ah ee Somaliland ayaa sheegay inaysan maanta laga bilaabo u aqoonsanayn madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumaddisia inay sharciyad ku fadhiyaan. Hadalkan ayey xisbiyadu sheegeen maanta oo ay ku egtahay mudda xileedka asalka ahaa ee madaxweynaha iyo xukuumaddiisa. Hase yeeshee bishii Oktoobar ee aynu soo dhaafnay horraanteedii ayey ahayd markii […]