21 Sep, 2025
1 min read

Ciidamada Naigeria oo duqeyn ku dilay hoggaamiyaha koox dadka afduubata.

Militeriga Nigeria ayaa sheegay inay dileen 30 qof oo hubeysnaa oo uu kamid ahaa madaxii burcadda dadka afduubata xilli ay duqeyn ka fuliyeen waqooy galbeed gobolka Kaduna. War qoral ah oo la soo saaray ayey ku sheegeen ciidanka cirka ee Nigeeria in hoggaamiyaha burcadda Cali Dogo Yellow uu kala baxsaday dagaalayahanadiisa gobolka Niger ka dib […]

1 min read

Taliye cusub oo loo magacaabay Booliska G/Banaadir.

MUQDISHO — Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir u magacaabay Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin. Warkan ayaa lagu shaaciyey qoraal lasoo dhigay bogagga uu taliska booliska ku leeyahay baraha bulshada. Mahdi Cumar Muumin ayaa beddeli doona Jeneraal Farxaan Maxamuud Aadan (Faarax Qaroole) oo 30-kii […]

1 min read

Guddoomiyihii degmada Qoryooley oo qarax miino lagu dilay.

QORYOOLEY — Gudodomyihii degmada Qoryooley ayaa gaabta lagu dilay qarax ka dhacay degmadaasi, sida ay VOA u xaqiijiyeen mas’uuliyiinta gobolka Shabeellada Hoose. Sayid Cali Ibraahim iyo askari ka mid ah ilaaladiisa ayaa ku dhintay qaraxaasi oo la sheegay inu ka dhacay meel aan ka fogayn maqaayad u dhow bundada degmada Qoryooley. Guddoomiyaha ayaa hoggaaminayey degmada Qoryooley […]

1 min read

Dadka deegaanka Bay oo bilaabay Howlgalo lagula dagaalamayo Al-Shabaab.

Dadka deegaanada gobolka Bay ee go’aansaday in ay iska dulqaadaan kooxaha Khawaarijta ah ee Al Shabaab ayaa maanta howlgalo ka sameeyay, deegaanada kala ah Habar dooy, Daa’uudow iyo Qorile oo dhamaantooda Hoostaga degmada Buur hakaba ee Gobolka Bay. Howlgalka ayaa lagu baacsanayay kooxaha Khawaarijta ah ee ku dhuumaaleysanaya deegaanadaasi isla markaana dhibaatooyin u geysta dadka […]

1 min read

Al-Shabaab oo digniin ka soo saartay go’aan ay soo saartay dowladda Soomaaliya.

Al-Shabaab ayaa uga digtay warbaahinta madaxabannaan iyo weriyeyaasha ka howlgala Soomaaliya in ay u hoggaansamaan amarka dowladda ay ku mamnuucday in la isticmaalo ‘dacaayadaha’ ku saabsan Al-Shabaab . Dowladda Soomaaliya waxay Sabtidii shaacisay liiska website-yada taabacsan kooxda. Waxay u jeedisay shirkadaha Internet-ka bixiya inay hawada ka saaraan baraha Al-Shabaab. Dowladdu waxay sidoo kale hawada ka […]

1 min read

Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya oo ka wada hadlay dagaalka Al-Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga gobolka iyo xiriirka labada dal. Waxay sidoo kale wada hadleen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda qeybo kamid ah Soomaaliya, sida ay baahisay madaxtooyada Soomaaliya. “Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa ku bogaadiyey dowladda Soomaaliya […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dishay tiro badan oo Al -Shabaab ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay, in ka badan 200 oo ka tirsan dagaalyahannada Al-Shabaab, ay ku laayeen tuulada Jicibow ee hoos tagta degmada Buula Burde, sida laga soo xigtay warbaahinta dowladda. Wasiirka amniga Hirshabelle, Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, ayaa BBC-da u sheegay in ujeedka Al-Shabaab uu ahaa, inay qabsadaan deegaankaas oo ay ku sugan yihiin, ciidamada dowladda […]