27 Apr, 2024
1 min read

Sweden oo dib u bilowday hubkii ay u dhoofin jirtay Turkiga.

OSLO/STOCKHOLM, — Wakaaladda dowladda Sweden u qaabilsan arrimaha militagriga dibadda ee (ISP) ayaa sheegtay Jimcihii shalay inay laashay xayiraaddii saarnayd in qalab milateri loo dhoofiyo dalka Turkiga, kadib markii dalka Waqooyiga Yurub uu go’aansaday inuu ka mid noqdo xulafada milateri ee NATO, isla markaana heshiis laga gaaro diidmadii Turkiga. Dalalka Sweden iyo Finland ayaa horraantii sanadkan […]

1 min read

Hay’adda WPF oo markab qamadiga Ukraine ah u soo direysa Soomaaliya.

Markabkii shanaad oo u kireysan hay’adda cunnada adduunka ee WFP ayaa soo gaaray magaalada dekada ah ee bada madow ku taalaa ee Chornomorsk ee dalka Ukarine, waxaana uu markabkani shixnadda raashinka ah gaarsiin doonaa Soomaaliya sida ay sheegtay wasaradda kaabeyaasha dhaqaalaha ee Ukraine Axada maanta ah. Ukraine ayaa horey ugu dirtay Qamandi dalalka Ethiopia, Yemen […]

1 min read

Tirada dadkii ku dhintay isbuurashadii Indonesia oo korortay.

Ugu yaraan 174 qof, ayaa ku dhintay shil ka dhacay ciyaar kubadda cagta ah, oo ka socotay dalka Indonesia, taasoo noqotay mid kamid ah musiibooyinkii ugu xumaa ee ka dhaca garoomada ciyaaraha. Ilaa 180 ayaa sidoo kale ku dhaawacmay, ka dib guuldaradii kooxda martida loo ahaa ee Arema FC, ka soo gaartay garoon aad loo […]

2 mins read

Somalia famine to be declared next month, despite years of warning signs.

After four consecutive years of drought, parts of Somalia are projected to enter a famine next month, based on new reports about acute food insecurity in the region. Despite warning signs from humanitarian groups for years about the dire situation facing the East African country’s 16 million residents, experts say, world leaders have essentially turned […]

1 min read

Qawmiyadaha Soomaalida iyo Oromada oo ku dagaalamaya Itoobiya.

Wararka ka imaanaya degmada Guri-dhaamoole ee gooblka Liiban ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya, ayaa sheegaya in halkaa uu dagaal ka socdo. Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyaa qawmiydaha Soomaalida iyo Oromada oo halkaa wada dega, iyadoo wali ay go’antahay isgaarsiintii degmadaasi. Sida ay sheegayaan dadka deegaankaasi, ayaa shalay waxaa la gubay guryo, waxaana dagaalkaasi ka dhashay […]

1 min read

Midowga Yurub oo ka dayriyey xaaladda bani’aadanimo ee Tigray.

Ururka Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in xaalada bini’aadantinimo ee gobolka Tigray ay sii xumaatay, kadib markii uu dib u soo cusboonaaday dagaalkii sokeeye. Madaxa maareynta xasaradaha ee Midowga Yurub, Janez Lenarcic, ayaa sheegay in xaaladda bini’aadantinimo ay gaartey meel halis ah, oo ka xun dagaalka ka hor, haatanna ay ka sii dartay. “Kadib dhamaadkii […]