20 Sep, 2025
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madax kale oo ku tukaday Janaaso meydka Farxaan Qaroole.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Masjidka Madaxtooyada kaga qeyb galay Salaadda Janaasada lagu tukaday taliyihii qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir. Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan, ayaa ku dhintay dagaalkii shalay, kaasoo ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Sida ay qortey warbaahitna dowladda, Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuum Farxaan Maxamuud Qaroole, uu […]

1 min read

Golaha guurtida Somaliland oo labo sano u kordhiyey Madaxweyne Muuse Biixi.

HARGEISA — Golaha Guurtida Somaliland ayaa muddo laba sano ah ugu kordhiyay muddo xileedka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kadib kulan uu goluhu maanta iskugu yimid. Guurtida ayaa sidoo kale muddo shan sano ah ku korosatay muddo xileedkooda, kaddib codkii maanta. Dhawaan guddi doorashada Somaliland ayaa sheegay inaysan doorashada Somaliland ku dhici karin xilligii loo tala […]

4 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 324=Siyaasiyiinta Somalida ee aan Dadka la xiriirin amaa wakhtigu ka dhamaadaa =

1. Nin ayaa tagay Qabrigii Saaxiibtii, waxa uu yiri: Saaxiibteey waxa ey ku dhimatay 24 sano jir. Qabrigii ayuu Cod ka maqlay  ku qeylinayo, ha khaldin Da’daa ma garin, markii aan dhimanayay Duq miyaad ii maleeysay. Waxaa jiray 23 sano. ( F.S: 1aad) ( waxaa jirto Murti leh::Haweenka Da’dooda ha weydiin. Hooyadaa ayaa laga yaabaa […]

2 mins read

Australia: Shirkad laga xaday xogta 10.2 milyan oo ka mida macaamiisheeda iyo FBI-da oo gacan ka siinaysa baadhista.

SYDNEY – Dawladda Australia ayaa ka codsatay hay’adda dembibaadhista ee Maraykanka ee FBI inay ka gacan siiso sidii loo soo qaban lahaa budhcadda computer-ada jabsata, kuwaas oo dhowaan u dhacay ama jabsaday computer-ada dalka Australia, isla markaana ka xaday xogtii ugu badnayd. Budhcadda internetka ayaa jabsaday computer-ada shirkada isgaadhsiinta Optus ee laga leeyahay dalka Singapore, […]