1 min read

Shirkii Wadatashiga Qaran ee DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo warmurtiyeed laga soo saaray.

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho.

Shirkaan oo socday laba maalmood waxaa shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaana looga hadlay arrimaha amniga, xoojinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo u gurmashada dadka ay saameysay abaaraha ka jira ka jira dalka.

Goordhow ayaa waxaa la soo saari doonaa Warmuryiyeed ku saabasn waxyaabihii ay madaxda ka wada hadleen iyo heshiiskii ay gaareen labadii maalmood ee uu u socday shirka.

Hoos ka aqriso Warmurtiyeedka ka soo baxay Shirka wadatashiga Qaran obsidian u qoran: