26 Jul, 2024
1 min read

RW Xamsa “Waxaan burburinay Maxkamadii Al-Shabaab ku laheyd Deegaanka Basra..”

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay dagaalkii saaka ay Ciidanka Dowladda ku qaadeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada Dhexe. Ra’iisul wasaare Xamse ayaa sheegay in Ciidamada  ay maanta burburiyeen maxkamad Al-shabaab ay ku leeyihiin deegaanka Basra oo u dhaxeysa xadka labada gobol ee Shabeellada Dhexe iyo Hoose. Mr Xamse ayaa […]

1 min read

Maxkamadda Sare ee Kenya oo go’aan ka soo saartay Natiijada Doorashadii ka dhacday dalkaasi.

Maxkamadda Sare ee dalka Kenya ayaa Guddiga Doorashada dalkaasi ku raacday Natiijada Doorashadii dalkaasi ka dhacday 9 kii bishii hore ee August. Go’aanka Maxkamadda ayaa meesha ka saaray dacdwadii u gudbiyay Musharax Raila Odinga ee ku aadaneyd cabashada uu ka qabay Doorashada. Tani ayaa William Ruto u oggolaaneysa in uu si rasmi ah ula wareeyo […]

1 min read

Dagaal u dhaxeya Al-shabaab iyo dadka deegaanka oo mar kale ka qaraxay gobolka Hiiraan.

BELEDWEYNE — Dagaallo u dhaxaya malayshiyaadka Alshabab iyo dadka degaanka ayaa mar kale dib uga qarxay qeybo ka mid ah degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan. Dagaal culus oo u dhaxeya dadka deganaka iyo malayshiyaadka Alshabab ayaa shalay galinkii dambe ka dhacay degaanka Ceeleey oo qiyaastii 19km bari ka xigta Maxaas , waxaana ku dhintay ku dhawaad […]

1 min read

Warbixin ku saabsan weerar ay Ciidanka DF ku qaadeen Maxkamado Al-shabaab ku laheyd Sh/Dhexe.

Warbixino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ay saaka waabarigii Ciidamada Dowladda ku qaadeen fariisin ay dagaalameyaasha Al-shabaab ku lahaayeen meel u dhaw deegaanka Basra ee Gobolka Gobolka Shabeellada Dhexe. Saraakiisha Hoggamineysa Ciidanka Dowladda ee weerarka ku qaaday deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegay in ay gabi ahaanba burburiyeen Maxkamad ururka Al-shabaab […]

1 min read

Shir Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiiradda Maaliyadda Dowlad Goboleedyada maanta u furmaya.

Shir u dhaxeeya Wasiirka Maaliyadda Dowladd Federaalka iyo Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada ayaa lagu waa in uu maanta ka furmo magaalada Muqdisho. Dhammaan Wasiiradda Maaliyadda Dowlad Goboleedyada ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa in kulanka looga hadlo khilaaf soo kala dhex galay labada dhinac. Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad Goboleedyada dalka ayaa ku dhawaaqay in […]

1 min read

Amniga Kenya oo si weyn loo adkeeyay xilli la sugayo go’aanka maxkamadda.

Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa maanta lagu wadaa inay soo saarto go’aan ku saabsan dacwaddii ka dhanka aheyd natiijada doorashada madaxtinimada. Guddiga doorashada ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in William Ruto uu ku guuleystay doorashadii bishii hore ka dhacday dalkaas wuxuu helay 7.1 malyan cod halka siyaasiga caanka ah Raila Odinga uu helay 6.9 […]