22 Sep, 2025
1 min read

War Deg Deg ah: Maamul goboleedyada Soomaaliya oo joojiyay wadashaqeynta Wasaaradda Maaliyadda.

Wasaaradaha Maaliyadaha ee shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xiriirka u jaray Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda dhexe ee Soomaaliya, sida uu BBC-da u xaqiijiyay sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda maaliyadda ee Puntland. Warqad ay ku wada saxiixan yihiin wasiirrada maaliyadda ee shanta dowlad goboleed, ee kala ah […]

1 min read

Tigrayga oo beeniyey inay qabsadeen magaalada Weldiye

Afhayeen u hadlay ciidamada Tigray-ga ee dalka Itoobiya ayaa beeniyay wararka sheegaya in ciidamadoodu ay qabsadeen magaalo ku taalla gobolka ay dariska yihiin ee Axmaarada. Wararkan ayaa soo baxay, kadib Isku dhacyo ka soo cusboonaaday dalka Ethiopia todobaadkii hore ka dib markii ay dagaalo dhexmareen Ciidamada Militariga ee dawladda Ethiopia iyo kuwa Tigray-ga. Dagaaladan cusub […]

1 min read

Dharbaaxo ku dhacday William Ruto xilli la isu diyaarinayo dacwad ka dhan ah guushiisa

Maxkamadda sare ee dalka Kenya, ayaa diiday codsi uu u soo gudbiyey madaxweynaha la doortay Kenya ee, William Ruto. Codsiga ayaa ahaa in lix kamid ah guddiga doorashada (IEBC) laga mamnuuco ka qeyb galka dacwadda doorashada madaxweynaha, iyadoo go’aamisay in khilaafka la horkeeno garsoorayaasha. Ruto, ayaa doonaya in afarta xubnood ee guddiga doorashada, ee ku […]

1 min read

Dhimasho ka dhalatay mudaaharaadayaal iyo ciidamada Ciraaq oo is fara saaray.

Ugu yaraan labaatan qof, ayaa ku dhintay boqollaal kalana way ku dhaawacmeen, iska horimaad ka dhacay agagaarka baarlamaanka Ciraaq ee magaalada Baqdaad. Gantaalo, hoobiyeyaal iyo qoryaha darandooriga u dhaca, ayaa loo adeegsaday iska horimaad dhexmaray ciidamada ammaanka Ciraaq, iyo taageerayaasha wadaadka Shiicada ah ee Muqtada Al-Sadr. Isbahaysigiisa siyaasadeed ayaa ku guuleystay tiradii ugu badneyd ee […]