27 Jul, 2024
1 min read

Xukun lagu riday dad loo heysto qarixii lagu dilay Wasiirkii Cadaaladda Koonfur Galbeed.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukuno kala duwan ku riday laba Rag ah iyo Haweeneey, kuwaas oo loo heysto inay diyaariyeen qarixii lagu dilay Wasiirkii Cadaaladda Maamulka Koonfur Galbeed ibraahim lugbuur & Wiilkiisa, kaas oo 29-kii Bishii July lagula beegsaday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Xeer ilaalinta Maxkamadda ciidamada […]

1 min read

Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay weerarkii Muqdisho.

Xubnaha Ururka Iskaashiga Islaamka ee fadhigoodu yahay Magaalada Jeddah iyo Qaramada Midoobay ayaa ku biiray xulafada Soomaaliya -oo ay ku jiraan Mareykanka, Ingiriiska, Masar, iyo Turkiga – iyagoo cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab ee Hotelka Xayaat, kaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 21 qof. Ciidamada Booliska &  Militariga ee Magaalada ayaa Axaddii shalay ku dhawaaqay in Ciidamada […]

1 min read

Ciidamada GorGor oo sheegay inay dileen Saraakiil & maleesjiyaad ka tirsan Al-Shabaab.

Ciidanka ururka Saddexaad ee Kumaandooska Gor Gor Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliye degaano ka tirsan Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno katirsan Al-Shabaab. Howlgalka ayaa Ciidamada sigaar ah waxaa ay uga fuliyeen degaannada kala ah, Bacda Buunda,Quulaale Gaalfuul iyo Coomaad oo katirsan gobolka hiiraan , waxaana saraakiisha Ciidamada ay sheegeen […]

1 min read

Dowladaha Soomaaliya iyo Ingiriisks oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-Shabaab.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dibuheshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta kulan la yeeshay danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Kate Foster. Kulanka Wasiirka iyo Safiirka Dowladda UK ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga  iskaashiga xasilinta Amniga deegaanada laga xureeya kooxaha Al-shabaab, sida lagu yiri qoraal lagu daabacay Bogga Facebooka ee Wasaaradda […]

1 min read

RW Xamza: “Waxaan kala dooranaynaa inay iyagu Al-Shabaab noolaadaan ama annaga..”

MUQDISHU – Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay soo booqday qaar ka mida dadkii ku dhaawacway qaraxii iyo weerarkii lala beegsaday hotel Xayaat. Ra’iisal wasaaraha oo booqashadiisa bukaanada ka dib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu amray in debedda loo qaado bukaannada dhaawacoodu halista yahay, ee aan dalka gudihiisa waxba lagaga qaban karin. […]

1 min read

Deni oo saraakiil Itoobiyaan ah kula kulmay Garoowe.

GAROOWE — Madaxda maamul goboleedka Puntland ayaa xalay magaalada Garoowe kula kulmay saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada Itoobiya iyo qunsulka Itoobiya ee Puntland, Dagnachew Yitbarak. Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dimuquraadiyaynta Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Sareeye Gaas Yaasiin […]

1 min read

Al-Shabaab oo lix qof ku dishay deegaanka Kunya-Barrow.

Sida laga soo xigtay warbaahinta kooxda Al-Shabaab, lix qof oo ay ku eedeeyeen inay u shaqeynayeen sirdoonnada Soomaaliya iyo Maraykanka ayay meel fagaare ah ku toogteen shalay galinkii dambe, deegaanka Kunya-Barrow oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya. Dacwad qaade ka tirsan Al-Shabaab ayaa sheegay in ragga la toogtay dhammaantood ay ku lug […]

1 min read

Ciidamada Oromada oo sheegay inay dileen boqlaal ka mid ciidamada Itoobiya.

Ciidanka Xoreynta Oromada ee OLA oo ka dagaallanta gudaha Itoobiya ayaa sheegtay ilaa iyo dabayaaqadi bishi June iney dileen boqollaal ka mid ah ciidamada dowladda. Kooxdu ma aysan soo bandhigin cadeymo ku saabsan sheegashadooda ama ma aysan sheegin tirada dagaalyahanadeeda ee lagu dilay howlgallada militari. Maamulka ayaa horay u sheegay in lagu guuleystay “howlgal” ka […]

1 min read

Raila oo qaadaya tallaabo ka dhan ah natiijada doorashadii Kenya.

Siyaasiga dalka Kenya Raila Odinga, ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in uu maxkamada ugu sareyso u gudbiyo dacwad ka dhan ah natiijada doorashadii madaxtinimo ee dhawaan ay guddiga doorashada dalkaasi ku dhawaaqeen. Odinga ayaa aaday maxakamadda isaga oo diiday guusha Madaxweynihi Hore Willian Ruto uu ka gaaray doorashadi dhacday 9-kii August isaga oo […]