23 Sep, 2025
1 min read

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Kala Hadlay Safiirka Britain Xoojinta Iskaashiga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ahayd Caasimadda Muqdisho, Safiirka Boqortooyada Midowday (UK) u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Kate Foster OBE, oo booqasho sharafeed ugu timid. Safiirka Britain ayaa ugu hambalyaysay Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda xilka loo magacaabay, iyada oo u rajaysay inuu […]

1 min read

Galalka Gargaarka Iyo Maareynta Musiibooyinka Oo Lagu Wareejiyay Wasiir Fiqi.

Wasiiru Dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Xirsi Jaamac Gaani ayaa galalka gargaarka iyo meereynta Musiibooyinka ku wareejiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Axmed Macalin Fiqi. Wasiir Gaani ayaa sheegay ujeedka loogu wareejiyey galalka gargaarka, Wasaaradda Arrimaha Gudaha in ay tahay sidii loo dardargelin lahaa gurmadka abaaraha oo Xukuumaddu ay ahmiyad gaar ah siinayso.

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo raadineysa qaab ay ku xirto maxkamadaha qarsoodiga ah ee Al-Shabaab.

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa toddobaadkan shaacisay in ay qorsheyneyso in ay la dagaallanto maxkamado ku-sheegga ay maamulaan kooxda maleeshiyada ah ee Al-Shabaab, iyada oo Wasiirka arrimaha gudaha uu qiray in dad badan oo Soomaali ah ay caddaalad u raadsadaan maleeshiyadan, maadaama nidaamka sharci ee Soomaaliya uu yahay mid daciif ah. Laakiin khubarada ku xeel-dheer arrimaha […]