28 Apr, 2024
3 mins read

Adiguna ila Arag. (Gaalada iyo fikradda ay ka qabaan Nabi Muxamed Cs).

Araar. Adiguna ila arag, Aragtidaadana igu caawi, waa ogahay in aan ahay Qof Aqoon ahaan liito, iigu Cudurdaar, iguna Caawi Aragtidaada si aan uga Faa’iido, marka aad Akhriso Xogtaan aan soo ururiyay. Diinta Islaamka, Shareecada, Aqoon yahano Gaalo ah iyo kuwo Somali ah. ● Filasoofkii/ Caalimkii weynaa ee Ingriiska George Bernard Shaw “1856 – 1950” […]

1 min read

Raila oo weerar ku qaaday guddoomiyaha guddiga doorashada

Khuburada falanqeysa siyaasadda, ayaa sheegay in haatan wixii ka danbeeya la filayo in dacwad loo gudbiyo Makamadda Sare ee Kenya, taasoo daba socota diidmadii guud ee Raila Odinga, ee natiijada madaxtinimada. Waxey haystaan kooxda Raila illaa iyo isniinta, oo ah toddobo maalmood, kadib markii lagu dhawaaqay natiijada doorashada. Odinga ayaa hadda ka baxay shirka jaraa’id […]

1 min read

Wasiirka maaliyadda XFS oo Turkiga kaga qeyb galay shirka dhammaystirka deyn cafinta Soomaaliya.

Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaga qeyb galay shirka dhamaystirka deyn-cafinta ee Soomaaliya iyo Hay’adaha dhaqaalaha caalamka oo ay hoggaan u tahay IMF. “Waxa aan shirka muddada uu socdo ku lafa-guridoonnaa dib-u-habeynta maaliyadda, iyo shaqooyinka muhiim ka u ah Horumarinta dhaqaalaha dalka oo ay ka […]

1 min read

Natiijada imtixaankii dowladda oo la shaaciyey iyo tirada ardayda dhacday.

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee dowladdu ay sanadkaan ka qaaday ardayda dhameysatay waxbarshada dugsiyada sare ee dalka. Waxaa loo mdiiwaan geliyey inay imtixaanka gelayaan 34,469 oo ardayda, balse waxaa u fariisatay 33,468 oo arday, sidaas waxaa uga haray imtixaanka oo aan gelin ama u fariisan 1,001 Arday. Tirada baastay imtixaanka […]

1 min read

Xasan Sheekh iyo Ruto oo khadka taleefanka ku wada hadlay.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khadka taleefanka kula hadlay madaxweynaha la doortay ee Kenya, William Ruto, isagoo ugu hambalyeeyey doorashadiisa. Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa hoosta ka xariiqay inuu rajaynayo in Madaxweynaha la doortay ee Kenya, uu kala shaqeyn doonto ballaarinta iskaashiga labadda dal ee Soomaaliya iyo Kenya. Kenya

1 min read

Mas’uuliyiinta oo u xaqiijiyey shacabka Kenya in dalku ammaan yahay.

Laamaha ammaanka ugu sarreeya ee Kenya, ayaa u xaqiijiyay muwaadiniinta in dalku ammaan yahay, iyadoo cabsi laga qabay inay dhacaan rabshado la xiriira oorashada. Mas’uuliyiinta ayaa dadka Keenyaanka ah ka codsaday inay dib u bilaabaan howlahooda ganacsi, iyadoo la siiyey mudnaanta koowaad amniga. Walaac iyo walwal ayaa ku baahday dalka Kenya oo idil, kadib qalalaasihii […]