× HomePrivacyAbout UsContact UsWararkaSportsNews English
ad
ad
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la taliyaha arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka magacaabay.
Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la taliyaha arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka magacaabay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la taliyaha xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee Arrimaha maamul wanaaga iyo tayeynta Baarlamaanka u magacaabay Xasan Abshir Maxamed.

.

About Author

Maxamuud Xuurshe