01 May, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan oo dib ugu soo celiyay Saadaq Cumar Darajadiisa Ciidannimo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Booliska Soomaaliyeed, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya sharciga dhismaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee lr. […]

1 min read

Madaweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyey madaxweynaha la doortay ee Kenya.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran ugu hambalyeeyey madaxweynaha la doortay ee Kenya. Qoraal lagu daabacay barta Villa Soomaaliya ayaa hambalyada ka dib lagu sheegay in madaxweynuhu uu William Ruto kala shaqayn doono xoojinta xiriirka labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya. Dhanka kale waxaa hambalyo taas la mid ah diray madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada, […]

1 min read

Madaxwaynaha la doortay ee Kenya William Ruto oo khudbad jeediyay ka dib guushiisa.

Madaxwaynaha la doortay ee dalka Kenya William Ruto oo khudbad jeediyay ayaa u mahadceliyay guddiga doorashada howsha culus ee ay qabteen. Waxaa uu sidoo kale u mahadceliyay shacabka Kenyanka ee doortay. “Waa maqribno cajiib ah waxaa ay awood oo dhan u sugnaatay dadka Kenya,” ayuu khudbadiisa ku yiri. “Waxaan u mahadcelinayaa allihii na soo gaadhsiiyay […]

1 min read

Guddiga Doorashada Kenya oo shaaciyay musharaxa ku guuleystay madaxwaynanimada.

Gudoomiyaha guddiga doorashada dalka Kenya Wafula Chibukati ayaa shaaciyay in doorashadii madaxwaynanimada dalka Kenya uu ku guuleystay William Ruto. Ruto ayaa helay 50.49% codadkii la dhiibtay, sida uu gudoomiyaha sheegay. Gudoomiyaha ayaa natiijadan shaaciyay xilli ay kala qeybsan yihiin xubnaha guddiga. Afar xubnood oo guddiga ka tirsan oo ay hogaaminaysay gudoomiya ku xigeenka ayaa sheegay […]

1 min read

Somaliland oo lagu eedeeyey isticmaalka awood xad dhaaf ah.

Xarunta xuquuqul-insaanka madax-bannaan ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madax-bannaanida ee Somaliland, ayaa cambaareysay sida xukuumadda Somaliland ay ula dhaqantay dadkii bannaan-baxyada dhigayey 11-kii bishan. Bannaan-baxyo ay ku dhawaaqeen mucaaradka Somaliland, ayaa sababay in ugu yaraan shan qof ay ku dhintaan kuwo kalana ay ku dhaawacmaan, halka qaar kalana ay booliisku xabsiga dhigeen. Qoraal ka soo […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhimasho ka dhacday kaniisad ku taalla Masar.

Wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliyda, ayaa soo saartay qoraal, ay uga tacsiyeynayso dowladda Masar, dhimasho ka dhacday kaniisad ku taalla Masar, oo uu dab qabsadey shalay. Ugu yaraan 41 qof, ayaa ku dhintay dabka ka kacay kaniisad ku taalla magaalada Giza ee dalka Masar. Dabkan ayaa xiray halka laga soo galo kaniisadda, isagoo sababay […]

1 min read

Xoolo dhatada Puntland oo ka cabanaya abaar si xun u saameysay.

Xoola dhaqatada ku nool miyiga fog ee gobolka Nugaal ee maamul-goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya, ayaa ka cabanaya saameynta abaarta halkaasi ka jirta. Waxaa xoola-dhaqatadu ay sheegayaan in xoolahoodu ay haatan halis ku jiraan. Ku dhawaad muddo laba sano ah halkaasi roob ku filan kama di’in. Roob la’aantani, ayaa keentay in xoolaha nugulka ahi ee […]

2 mins read

Shirkadaha shidaalka oo macaashkii ugu badnaa sameeyey, kadib duulaanka Ruushku ku qaaday Ukraine.

DUBAI – Shirkadda saliidda ee Aramco ee ay leedahay dawladda Sucuudigu, ayaa sheegtay in faa’iidada ay samaysay ay kor u kacday illaa 90%, saddexdii bilood ee ugu dambeeyey, taasoo ka sare martay faa’iidadii ay hore u saadaaliyeen inay xilligan helaan, waxaana sabab u noqotay iyada oo ay sare u kaceen baahida loo qabo xaddiga shidaalka […]