1 min read

Madaweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyey madaxweynaha la doortay ee Kenya.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran ugu hambalyeeyey madaxweynaha la doortay ee Kenya.

Qoraal lagu daabacay barta Villa Soomaaliya ayaa hambalyada ka dib lagu sheegay in madaxweynuhu uu William Ruto kala shaqayn doono xoojinta xiriirka labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya.

Dhanka kale waxaa hambalyo taas la mid ah diray madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada, Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

H.E President @HassanSMohamud warmly congratulates President-Elect William Samoei Ruto of the Republic of Kenya, following his election victory. The President looks forward to working with @WilliamsRuto towards stronger bilateral relations & closer cooperation between πŸ‡ΈπŸ‡΄ and πŸ‡°πŸ‡ͺ.