20 Sep, 2025
1 min read

Ciidamada dowladda oo sheegay inay Al-Shabaab kala wareegeen tuulooyin ka tirsan G/Hiiraan.

Ciidanka Xoogga dalka oo maalmahan ka waday howgallo gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay Al-shabaab ka dileen dagaalameyaal iyo sarkaal, isla markaasna ay ka qabsadeen hub isugu jira kuwa fudud iyo kuwo culus. Ciidanka oo kaa sanaya Macawiisleyda ayaa howlgalada waxaa ay sheegeen in ay la wareegeen degaananda kala ah Teedaan, Ragso, Xasan Raqay, Sulmo […]

1 min read

RW Isra’iil Yair Lapid ‘’Ruuxii dila muwaadin Israa’iil ah ma heli doono meel uu ku dhuunto’’-

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Yair Lapid ayaa digniin ku bixiiyey in qof kasta oo dhibaateeya muwaadiniinta Israa’iil aaanay heli doonin meel ay ku dhuumato. Hadaladiisa ayaa ka dambeeyey weerar lagu qaaday bus kaas oo ku sugnaa meel aan sidaa uga fogeyn darbiga Galbeed ee ku yaalla magaalada Qudus maanta gelinkii hore . Siddeed qof ayaa lagu […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ergayga Gaarka ah ee ururka EAC.

MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd u magacaabay Cabdisalaam Hadliye Omer Ergaygay Gaarka ah ee madaxweynaha ee ururka Bulshada Bariga Afrka ee EAC, sida lagu sheegay qoraal kusoo baxay bogga Twitterka ee rasmiga ah ee madaxtooyada. Cabdisalaam Hadliye ayaa horay Soomaaliya uga soo noqday Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Guddoomiyihii hore ee Bankiga […]