01 May, 2024
1 min read

Wasiirka Gaashaandhiga “Dowladda waxay awoodda saari doontaa Xorreynta deegaanada ay ku sugan yihiin Al-Shabaab…”

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga, Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta Guddoomiyay kulan looga hadlay dardar gelinta dagaalka ka dhan ah Al-shabaab. Kulanka oo ay ka qeyb galeen Saraakiisha Ciidanka Xoogga iyo Madaxda wasaaradda Gaashaandhiga ayaa waxaa la isaga warbixiyay howlgaladii u dambeeyay ee ka dhacay Gobolada dalka. “Dowladda waxaa ay awoodda ay saari doonto Xorreynta deegaanada ay […]

1 min read

DF Soomaaliya oo amartay in la joojiyo dhismaha dhulka u dhaw Garoonka Aadan Cadde.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada XFS, Fardowsa Osman Cigaal amartay in aan dhisme laga dhisi karin gudaha iyo bannaanka Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa la sheegay in ay dhisida goobaha u dhaw garoonka ay keeni karto amni darro, isla markaasna laga fogaado halka ay […]

2 mins read

Geesigii Westgate dadka ka badbaadiyay Al-Shabaab oo xil muhiim ah loo doortay.

Doorashada Kenya ee tirinteedu socota dadka ku soo baxay Aqalka Sare ee Soomaalida ah waxaa ka mid ah Cabdulqaadir Maxamed Yuusuf Xaaji,oo laga soo doortay magaalada Gaarissa ee gobalka Waqooyi-bari Kenya. Cabdulqaadir Maxamed Yuusuf Xaaji oo ka socday Xisbiga (Jubilee) waxaa la tartamay labo murashax oo kala ah Shaalle Maxamed iyo Axmed Rashiid Qoriyow, oo […]

1 min read

Madaxweyne Muuse Biixi oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Maraykanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax banaanida ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxa uu qaabiley wafdi balaaran oo ka socda dalka Maraykanka. Muuse Biixi, ayaa wafdiga uga warbixiyay xaaladda guud ee Somaliland, iyadoo sidoo kale diiradda lagu saarey xiriirka ka dhaxeeya Somaliland iyo Mareykanka. Lama oga wafdiga iyo Madaxweyne Muuse Biixi waxyaabaha ay ka […]

1 min read

Guddiga doorashooyinka Kenya oo dedejinaya natiijada.

Guddiga doorashooyinka Kenya ayaa xaddiiday gelitaanka xarunta ay ka socoto tirinta codadka si loo dedejiyo hannaanka xaqiijinta natiijada madaxtinnimada. Qof aan ahayn wakiilka xisbiyada, korjoogtada doorashada amaba qeyb ka mid ah warbaahinta ayaa lagu amray inay isaga baxaan halkaas. Xaqiijinta natiijooyinka ayaa la joojiyay dhowr jeer kaddib markii ay cabasho ka timid taageerayaasha musharraxiinta ugu […]

1 min read

Maamulka G/Banaadir oo soo saaray Digniin.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib-udhiska Buundada 1-Aad ee Israac oo dhaxmarta degmooyinka Waabari iyo Xamar Jajab oo ay ka muuqato burbur. Dhismaha mashruucan oo uu fulinaayo maamulka Gobolka Banaadir ayaa sida uu qorshuhu yahay lagu dhisidoona muda ku dhow 30-Cisho si loo muujiyo […]

1 min read

Keenyaanka oo walaac ka muujiyey dibu dhaca ku yimid natiijada doorashada.

Shacabka Kenya, ayaa walaac ka muujiyay hannaanka gaabiska ah ee ay ku socoto tirinta codadka doorashadii dalkan ka dhacday Talaadadii. Waxaa la filayay in shalay la shaaciyo natiijada rasmiga ah iyo madaxweynaha cusub ee Kenya. Dhanka kale, guddiga doorashooyinka Kenya ayaa sheegay in la la’ yahay mid kamid ah mas’uuliyiintiisa u qaabilsan deegaan ka tirsan […]

1 min read

Wararka suuqa Yurub ee kala iibsiga ciyaartooyda(Marcus Rashford oo xiiso ka helaya Paris Saint-Germain).

Erik ten Hag, ayaa ku adkeysanaya in ciyaar yahan Marcus Rashford uu sii joogi doono kooxda Manchester United, inkastoo wakiilkiisa iyo walaalkiis ay la kulmeen wakiilo ka socda kooxda Paris Saint-Germain. Walaalkii Rashford, Dwaine Maynard, ayaa todobaadkii hore la kulmay madaxda PSG, oo muddo dheer taageere u ahaa weeraryahanka United. Rashford ayaan u muuqan xulashada […]