27 Jul, 2024
1 min read

RW Soomaaliya oo ka hadlay muranka siyaasadeed ee xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland.

Raysal wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa baaq nabadeed u diray mas’uuliyiinta jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Soomaaliland oo maalmahaan uu ka dhex taaganyahay muran dhanka siyaasadda ah. Xamse Cabdi Barre ayaa ku booriyay xukuumadda iyo mucaaradka inay ilaaliyaan nabadda iyo xasiloonida. “Walaalayaal mar walba waxaad astaan u ahaydeen domiqueaadiyadda iyo inaad […]

1 min read

Ciidamda Amniga oo Muqdisho ku soo bandhigay Burcad dhac geysatay.

Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa howlgallo ay ka sameeyeen degmooyinka Bari ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa ay kusoo qab qabteen rag Burcad ah oo la sheegay inay dhac u geysteen dad Shacab ah. Raggan oo gaaraya ilaa 10 Dhalinyaro u badan ayaa lagu soo bandhigay Saldhiga degmada Kaaraan, waxaana Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ay sheegeen […]

1 min read

Dagaal dhexmaray Soomaalida & Canfarta oo khasaaro ka dhashay.

Maleeshiyaad iyo Ciidamo katirsan Maamulka Canfarta ee dalka Iroobiya ayaa weerar ku qaaday dad Shacab Somaali ah oo degan Galbeedka Gobolka Siti Gaar ahaan Magaalada cundhufo iyo Nawaaxigeeda. Dagaal xoogan oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa dhexmaray maleeshiyaadka canfarta oo kamid ah qowmiyadaha Itoobiya iyo dadka degaannada ay weerareen oo hubka u qaatay […]

1 min read

Muuse Biixi oo ka hadlay banaanbaxyada iyo mucaaradka oo banaanbaxa sii wadaya.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay banaanbaxyadii rabshadaha watay oo shalay Xisbiyada mucaaradka iyo taageeraayaashooda ay ka dhigeen Magaalooyinka Somaliland, kuwaas oo geystay dhimasho iyo dhaawac. Muuse Biixi waxaa uu markii hore u tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay bananbaxyada, isaga oo sidoo kale caafimaad u rajeeyay kuwa ku dhaawacmay, wuxuuna sheegay in […]

1 min read

Wasiirka diinta iyo awqaafta Soomaaliya Mukhtaar Roobow oo ka hadlay magacaabistiisa.

Wasiirka cusub ee diinta iyo owqaafta ee dowladda federaalka Soomaaliya Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) ayaa uga mahadceliyay madaxda qaranka in ay xukuumadda ku soo dareen xilli sida uu sheegay ay jireen dad arrintaa ka soo horjeeday. Khudbad kooban oo uu jeediyay ayuu ku sheegay in markii laga soo xirayay magaalada Baydhabo, wixii ka dhacay halkaa […]