01 May, 2024
1 min read

Xildhibaaankii Kenya ee qof toogasho ku dilay oo wali lagu daba jiro.

Agaasimaha xiriirka dadweynaha ee Kenya ayaa amar ku bixiyay in lasoo xiro xildhibaan Didimus Barasa oo lagu eedeeyay in uu toogasho ku dilay kaaliyihiisa doorashada guud ee sanadkan. Xildhibaanka deegaanka Kimilili ayaa la la’aa tan iyo markii ay dhacday toogashada maalintii codbixinta ee galbeedka magaalada Bungoma. Booliiska ayaa falkaasi kadib bilaabay baadi goobka ay ugu […]

1 min read

Natiijada hor u dhaca ah ee doorshada Kenya oo muujineysa loolan adag.

NAIROBI — Natiijada horudhaca ah ee doorasha madaxweynaha dalka Kenya ayaa muujisay loolan adag oo u dhexeeyay labada musharrax ee ugu waaweyn ee ku loolamaya xilka madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Uhuru Kenyatta. Doorashadii Taladiidii ayaa tijaabo muhiim ah u ah xassiloonida dhaqaalaha ugu weyn Bariga Afrika kadib markii labo ka mid ah saddexdii doorasho […]

1 min read

Taariikhda Sadaxda Seefood.

Aniga oo Magaalada Oslo joogo ayaa saaxiibadeey oo degan Magaalada Stavanger waxa ey ii soo direen Ticket Dayaarad, waxaan la soo joogay 24 Saac. Waxayaabihii aan halkaa ku soo arkay waxaa ka mid ahaa Taalada Saddaxda seefood.( F.S: 1,2 & 3aad). Maxeey yihiin Saddaxda Seefood? Wadanka Norway waxaa ka jiray, Hogaamiye Kooxeedyo Maamula Gobalada Dalka, […]

1 min read

Ilhaan Cumar oo guul weyn ka gaartay Mareykanka.

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Koongareeska ee baarlamaanka Maraykanka ayaa codad kooban uga adkaatay Don Samuels oo kula tartamayay doorashada isreereebka ee xisbiga Dimuqraadiga. Ilhaan Cumar waxay heshay boqolkiiba 50.5 codadkii la dhiibtay halka Don Samuels uu helay 48.2. Doorashadan ayaa aheyd mid si weyn loo hadal hayay isla markaana lagu tilmaami karo tii […]

1 min read

Halkee ayay kala marayaan Raila Odinga iyo William Ruto?

Natiijooyinka horudhaca ah waxay muujinayaan in si weyn ay doorashada madaxweynaha ugu tartamayaan Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto iyo Ra’iisul Wasaarihii hore, Raila Odinga. Waxaa weli socotaa tirinta codadkii doorashada shaley ka dhacday Kenya. Natiijooyinka horudhac ah waxay muujinayaan in codad yar ay kala horreeyaan labada musharrax. Si kastaba, shaacinta natiijada waxay qaadan kartaa […]