26 Sep, 2025
3 mins read

Hayeey, Xil wareejinta iska hubi.

Marka aad Qof Xil kala wareegee iska hubi sida wax yihiin inta aadan Xilka la wareegin. Maaliyadda. Miisaaniyadda Dalka ee 2022 haddii aan soo qaadano Tirada Million- ka ah oo jajabka aan dib u dhigano. waxaad isleedahay Dadka Miisaaniyadda Dajiyay kama fekerin miyaa Xaaladda dhabta ah, mise waa meelaha Banaan buuxi.kuwa Ansixiyayna ma Akhrin miyaa?. […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay: Qarax lagu dilay Xildhibaan oo ka dhacay deg. Matabaan.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino maanta ka dhacay deegaanka Bacda oo hoos yimaada degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa lala beegsaday gaari uu lahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, kaasi oo lagu magacaabo Mursal Xeefow, waxaana markaasi la […]

1 min read

Madaxweynayaasha K/ Galbeed iyo D/deegaanka oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab.

Madaxweyneyaasha Maamulada Koofur Galbeed iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Jigjiga, iyaga oo ka wada hadlay dagaalka ka dhanka Al-shabaab. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyadda Dowlad Deegaanka ayaa waxaa lagu sheegay in labada Madaxweyne ay iska xog wareysteen weeraradii u dambeeyay ee Al-shabaab ku qaadeen deegaannada Xuduudka. Sidoo kale, labada mas’uul […]

1 min read

Dowladda Itoobiya oo sheegtay in kooxo mintidiin ah ay ka xoraysay in ka badan kun tuulo.

Dowladda Itoobiya ayaa dib ula wareegtay 1,255 tuulo oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan gobolka Oromada, waxaana ay dib u dhistay dhismayaal dowladeed oo burburay. Golaha Amniga Qaranka ayaa bayaan uu soo saaray Axaddii ku sheegay in bilihii la soo dhaafay la qaaday tallaabooyin adag oo lagu soo celinayo amniga iyo dardargelinta dhaq dhaqaaqa […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminaayo oo gaaray Kampala.

KAMPALA — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hggaaminayo oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalka Uganda gaaray magaalada Kampala ee caasumadda dalkaas. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha calaamiga ah ee Entebbe uu ku soo dhaweeyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Uganda Odongo Jeje Abubakhar. War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweynaha […]