28 Apr, 2024
2 mins read

Arsenal oo Guul ku furatay Xilli Ciyaareedkan Premeir leageu, iyadoo Crystal Palace Garaacay.

Arsenal ayaa guul ku bilaabatay xilli ciyaareedka premier League kulan ka dhacay garoonka Selhurst Park. Gunners ayaa kulanka ku bilaabatay si dar-dar leh iyaga oo doonayay in ay dhaliyaan gool wakhti hore ah oo ay ciyaarta hogaanka ugu qabtaan. Arsenal ayaa maamulaysay ciyaarta iyaga oo u awood sheegtay Crystal Palace kuwaas oo oo difaac ku […]

1 min read

Puntland oo Somaliland ku eedeysay dagaallo ka dhacay Gobolka Sool.

DG Puntland ayaa Somaliland ku eedeeyay in ay ka dambeysay dagaal lagu qaaday Saldhigyo Ciidamada Dowlad-Goboleedkaas ay ku leeyihiin Gobolka Sool gaar ahaan deegaannada kala ah Boocame, Fardhidin, Karin-garfood & Tukaraq. Maxamuud Caydiid Dirir, Wasiirka Warfaafinta DG Puntland oo la hadlay Warbaahinta ku hadasha Afka Dowlad-Goboleedkaas ayaa sheegay in abaabul dagaal ay waddo Somaliland si […]

1 min read

Ciidamada Ammaanka oo faah-faahiyay qarax ka dhacay Muqdisho.

Hay’addaha Ammaanka Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay qarax loo adeegsaday Mooto Bajaaj oo galabta ka dhacay Xaafadda Taleex degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. “Waxaa gacanta lagu dhigay ninkii qaraxa ku weday Mooto Bajaaj-ta oo dhaawac fudud uu soo gaaray, mana jirto cid kale oo dhibaato ka soo gaartay qaraxaas” sidaasi waxaa baahiyay Warbaahinta Dowladda […]

1 min read

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Xoogga iyo Askar kale oo ku dhintay qarax ka dhacay G/Hiiraan.

Ugu yaraan saddex askari ayaa ku geeriyooday, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen, qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay Isgoyska Kala-bayr ee duleedka magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan. Laba xidigle Takar Subagle oo ahaa taliyaha horinta sadexaad, ururka 1-aad ee GORGOR ayaa kamid ahaa Askarta maanta ku geeriyootay qaraxa ka dhacay Kala-bayr. Takar Subagle […]

2 mins read

Itoobiya oo ka carootay tallaabo ay qaadeen Mareykanka iyo Midowga Yurub oo ku aadan Tigray.

ADDIS ABABA — Dowladda Itoobiya ayaa si xooggan u cambaareysay wakiilada Midowga Yurub iyo Mareykanka oo toddobaadkan booqday gobolka dagaallada ay la degeen ee Tigray, waxayna ku eedeysay inay la safteen mowqifka mucaaradka ee ku aadan wadahadallada nabadda iyo gargaarka. Wadaxaajoodyada dowladda ra’iisul wasaare Abiy Ahmed iyo kooxda TPLF ayaa la filayaa inay billowdaan, hase yeeshee […]

1 min read

Qarax laga soo buuxiyay Gaari xamuul oo lala beegsaday saldhig ay leeyihiin ciidamada Gorgor.

Qarax loo adeegsaday gaari xamuul ayaa waxyar ka dib salaaddii Jimcaha maanta lagu weeraray saldhig ay si ku meel gaar ah u degan yahiin ciidamada Gargor oo ku yaalla degmada Jawiil ee waqooyiga magaalada Baledweyne. Gudoomiyaha degmada Jawiil Cabdulqaadir Cabdi Cabdullaahi, oo la hadlay VOA, ayaa sheegay in gaariga uu ku qarxay iridda hore ee […]