26 Apr, 2024
1 min read

RW Xamse Cabdi Barre maka dhabayn donaa balanqaadkii uu u sameeyay Golaha Shacabka BFS?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo hortagay Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya 25 Juun 2022-ka si ay u siiyaan codka kalsoonida Golaha ayaa markii ay siiyeen Xildhibaannada u sameeyay Balanqaad. Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka kooban 275 mudane ayaa Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre u balanqaaday in ay u badnaan […]

1 min read

Al-Shabaab oo Dagaal ka wada gudaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay gudaha u galeen deegaano hoostaga dowlad deegaanka Soomaalida. Goobjoogayaal ayaa sheegay in xubnahan ka tirsan Al-shabaab ay ka tallaabeen dhanka gobolka Bakool. Ciidamada xoogga iyo Al-shabaab ayaa dagaal culus waxaa uu ku dhexmaray deegaano ay ka mid yihiin Yeed, Caato iyo degmada Ceelbarde […]

3 mins read

Waa kuwee Saddexda Madaxweyne ee Soomaaliya ee la isku dayay in la dilo iyagoo xilka haya?.

Tan iyo markii ay kooxaha Islaamiyiinta ah billaabeen weerarrada ay ka fuliyaan Soomaaliya waxaa dadka ay bartilmaameedsanayeen ku jiray madaxda ugu sarreysa dowladda. Marar kala duwan ayay u suurtagashay in ay khaarijiyaan mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan goleyaasha dowladda. Laakiin, waxaa jiray dhowr jeer oo ay xitaa isku dayeen in ay dilal u gaystaan madaxweyneyaashii […]

1 min read

Madaxweynaha Maraykanka oo laga helay cudurka COVID-19.

WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Khamiista maanta ah laga helay xanuunka COVID-10, waxaa sidaas shaaciyey Aqalka Cade ee looga arrimiyo Mareykanka. Bayaan kasoo baxay Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in 79 jirkan uu dareemayo “astaamaha cudurka oo qafiif ah,” islamarkaana uu si buuxda u gudan doono shaqooyinkiisa isaga oo isku go’doomin doona Aqalka Cad. […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Tanzania.

MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho isaga oo kusii jeeda magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaasi oo uu kaga qeyb-gali doono shirka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC). Sida ay sheegtay madaxtooyada Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa isku dayi doono inuu dalalka EAC ka dhaadhiciyo in Soomaaliya loo […]

1 min read

RW Xamza oo amray in loo gurmdo deegaano ay weerareen Al-Shabaab.

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa amray hey’adaha kala duwan ee amniga iyo gargaarka inay si deg deg ah uga jawaabaan xaaladda gobolka Bakool oo deegaano ka mid ah ay kooxda Al-Shabaab weerar ku qaadeen shalay. Dagaal culus ayaa Arbacadii shalay ka dhacay deegaano ku yaalla xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya, kadib markii maleeshiyada […]

1 min read

Puntland oo xilka qaadis iyo magacaabis sameysay.

Waxaa maanta xilka qaadis lagu sameeyay Taliye ku xigeenkii Qeybta Booliiska Gobolka Nugaal G/sare Ilyaas Isxaaq Maxamuud, balse lama oga xilka qaadistiisa waxa uu salka ku hayo. Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi, ayaa soo saaray wareegto uu xilka kaga qaaday Ilyaas Isxaaq Maxamuud, kaas oo ahaa Taliye ku xigeenkii Qeybta Booliiska Gobolka Nugaal. […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageero u raadinaya sidii Soomaaliya uga mid noqon laheyd ururka EAC.

MUQDISHO — Mar kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu berri socdaal ku tagi doono magaalada Arusha ee dalka Tanzania ‘si uu taageero ugu raadiyo in Soomaaliya ay ka mid noqoto dalalka ku bahoobay dalladda Bulshada Bariga Afrika ee EAC.’ Diblomaasi sare oo reer Burundi ah ayaa sheegay in waddankiisu […]