26 Apr, 2024
1 min read

Maxay tahay sababta xilka looga qaaday mas’uuliyiin ka tirsan maamulka masaajidka Xaramka?.

Maamulaha Guud ee Arrimaha Masjidka Xaramka iyo Masjidka Nabiga, Sheikh Abdul Rahman bin Abdulaziz Al-Sudais, ayaa soo saaray go’aan uu xilka kaga qaadayo Agaasimaha Xarunta Warbaahinta sababo la xiriira “waxqabad la’aanta uu ku muujinayo dadaalka maamulka Guud ee Arimaha Masjidka Xaramka iyo Masjidka Nabiga ee u adeegida martida Ilaahay” Xil ka qaadista lagu sameeyay maareeyaha […]

1 min read

Magaaladii 2-aad oo ka qayladhaamisay tillaabo ay qaadeen kooxda Takfiirku (Daawo)

Culimada magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa ka digtey kooxda Takfiirka oo ay sheegeen inay halkaa ku xoogaysanayaan. Waxay sidoo kale intaa raaciyeen inay haatan mar kale u ololaynayaan inay dib u furtaan masjid uu hadda kahor ka xirey nidaamka Somaliland. “Inta TV u yeerteen ayaa waxay leeyihiin waa in naloo furaa masjidkan balse 10 […]

1 min read

Ciidamadii Soomaaliya ee tababarka ugu maqnaa Eritrea oo saf loo soo geliyey madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo afar cisho ah ku jooga dalka Eritrea ayaa booqasho ugu tagay ciidamada Soomaaliya ee tababarka u joogay dalkaas. Madaxweyne Xasan oo uu weheliyo madaxweyanaha Eritrea ayaa salaan ka qaatay kumaan ciidamo Soomaali ah oo dalkaas tababar u joogay dhawaanahan. Madaxweynihii hore, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa […]

1 min read

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Sri Lanka oo aqbalay inay is caslilaan.

Madaxweynaha dalka, Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa  iyo ra’iisul wasaarahiisa ayaa aqbalay in xilka banneeyaan maalinta Arbacada, taasi oo soo afjareysa qalaalse iyo rabshado sababay in Bannaanbaxayaal carreysan ay gudaha u galaan Madaxtooyadda wadankaasi. Madaxweyne Rajapaksa, oo 73 jir ah, ayaa dadka ku booriyay inay oggolaadaan in si nabad ah xukunka loogu wareejiyo, isaga oo qorsheynaya […]

1 min read

Golaha Wasiirada Galmudug oo degmooyin u aqoonsaday deegaanada Baxdo iyo Wisil.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug,  Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada ee Galmudug, kaas oo maanta lagu qabtay degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud. Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray amniga waxaana intaas kadib  Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib Uheshiisiinta Galmudug ay hor dhigay golaha xukuumadda, in cod loo qaado degmaynta degmooyinka Baxdo iyo […]

1 min read

Axmed Madoobe oo lagu wareejiyay natiijada imtaxaanadka agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Jubaland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka gudoomay Shirkada Human resource management consultancy expertise services, natiijada imtaxaanadka agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Jubaland. Kulan kooban oo ka dhacay Madaxtooyada ayuu Madaxweynahu uga mahad celiyay shirkadan qaaday imtaxaanka shaqada Wanaagsan ee ay qabatay iyadoo ay goob joog ahayeen madaxda guddiga shaqada iyo shaqaalaha Jubaland iyo […]

1 min read

Ciidamada ammaanka degmada Dayniile oo gacanta ku dhigay kooxo hubaysan.

Ciidamada amaanka degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa xalay hawlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen degmada Deyniile ku qabtay kooxo burcad ah oo dhac ka geysanayay xaafado ka tirsan degmadda Deyniile ee gobolka banaadir. Ragaan ay gacanta ku soo dhigeen Ciidamada ammaanka Degmada Deyniile ee gobolka banaadir ayaa isugu jiray kuwa watay qoryaha Ak47 kuwaa […]

1 min read

Madaxweyne Xassan Sheekh iyo xogta ku saabsan safarkiisa Eritrea.

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea halkaasi oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo qaadaneysa muddo afar maalmood ah. Qoraal kooban oo ay daabacday Villa Somalia ayaa lagu sheegay in uu garoonka diyaaradaha ee Asmara ku soo dhoweeyey madaxweynaha dalkaasi Isaias Afwerki. Dalka Eritrea ayaa waxaa ku sugan […]

1 min read

Paul Kagame oo sheegay in uu ka fikirayo in xilka uu sii hayo 20 sano oo kale.

Hoggaamiyaha Rwanda Paul Kagame—oo xilka hayay in kabadan 20 sano ayaa sheegay inuu ka fikirayo in uu xafiiska sii joogo 20 sano oo kale. Waxaa uu u sheegay teleefishin kasoo baxa Faransiiska in uu u tartamayo xilka madaxweynaha doorashada nagu soo aadan ee ka dhaceysa Rwanda. Ninkan 64-ka ah ayaa sanadkii 2015-kii baddalay dastuurka dalkaas […]