20 Sep, 2025
1 min read

Antonio Guterres: “Dhibaatooyinka Dunida ka jira waa kuwo laga dhaxlay Covid-19 iyo..”.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in dhibaatooyinka Dunida ka jira ay ugu daran yihiin xaaladaha ka dhashay Covid-19 iyo dagaalka Ruushka uu ku qaaday Ukraine 24kii Febaraayo 2022. Antonio Guterres ayaa sheegay in Covid-19 dunida uu u sababay dhibaato dhaqaale kaddib markii xayiraadda ka dhalatay ay joojisay dhammaan dhaqdhaqaaqii Ganacsiga iyo […]

1 min read

Ciidamada DFS & Al-Shabaab oo ku dagaalamay Gobolka Gedo.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya & Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay Deegaanka Shaatolow ee Gobolka Gedo kaddib markii howlgallo Ciidanka Federaalka ay ka sameeyeen deegaankaan u dhaxeeya Doolow & Luuq. Dagaalka ayaa sababay dhimasho & Dhaawac oo kala gaaray dhinacyada dagaalamay inkasta oo aanay si dhab ah loo heyn inta uu gaarsiisan yahay, Askarta Dowladda Federaalka iyo Al-Shabaab […]

1 min read

Eedeeyn lagu deg degay!!!

Waxaan Baraha Bulshada ku arkayay Dad ku eedeynayo Xafiiska Ra’isul wasaaraha Shaqaale uu u magacaabay Xafiiskiisa, lagana waayay Qabiilada qaar. Ma ogtahay, mise aamini kartaa in Dadka shaqaala ahaan hore ugu qornaa Xafiiska Ra’iisul wasaaruha ee heysta warqada Aqoonsigu ey ka badan yihiin 700 Qof. xataa wasaaradaha qaar intaasi kama shaqeyso, taa oo u baahan […]

1 min read

Yaa noqon doona ra’iisul wasaaraha cusub ee UK?.

LONDON — Warbixin kasoo baxdey xafiiska ra’iisul wasaaraha Britain ayaa lagu xaqiijiyey in uu Boris Johnson sii ahaan doono ku-simaha ra’iisul wasaaraha dalka ilaa iyo inta laga soo dooranayo hogaamiyaha cusub ee xisbiga talada haya oo noqon doona ra’iisul wasaaraha 56 aad ee wadakani yeesho. Boris Johnson ayaa shalay iska casilay xilka hoggaamiyaha xisbiga Conservative-ka ee […]

2 mins read

Ra’iisul wasaarihii hore ee Dalka Japan oo toogasho lagu dilay.

TOKYO — Ra’iisul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa ku geeriyooday isbitalka maanta oo Jimce ah saacado kadib markii la toogtay isaga oo ku sugan goob uu ka socday olole doorasho, waxaa sidaas weriyey warbaahinta gudaha. Ayada oo soo xiganeysa xubin sare oo ka tirsan xisbiga Abe ee Liberal Democratic Party ayaa warbaahinta qaranka ee […]