01 May, 2024
1 min read

Shirkadda Twitterka oo maalin kasta tirtiraysa illaa hal Million account oo been abuur ah.

Masuuliyiinta sarsare ee shirkadda Twitter-ka ayaa sheegay Khamiistii maanta ahayd in ay meesha ka saarayaan in ka badan 1 milyan oo ah akawno been abuur ah (spam accounts) maalin kasta. Tallaabadan ayaa ku soo aadaysa, ka dib dhaleecayn xooggan oo uga timi maalqabeenka Elon Musk oo doonaya inuu si rasmi ah u dhamaystiro heshiiskiisa uu […]

1 min read

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la yeeshay Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan. Kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya ayaa diiradda waxa ay ku saareen “xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.” Sida lagu yiri qoraal lagu daabacay Xafiiska wasiirka koowaad ee Xukuumadda. Xamsa Cabdi […]

1 min read

Wafdigii Madaxweyne Xasan Shiikh oo dib ugu soo laabtay dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo degay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida lagu qoraal ka soo baxay madaxtooyada soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidda Carafo, waxa uuna xusuusiyey xaaladda nololeed ee ay la […]

1 min read

Hirshabeelle iyo saraakiil ka tirsan ATMIS oo ka shiray in la bilaabo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Jowhar ku qaabilay Taliyaha Ciidanka ATMIS ee Secter Five iyo Saraakiil uu hogaaminayay. Madaxweynaha ayaa Taliyaha Secter Five ee Ciidamada ATMIS General Ndizigiye elie kala hadlay sugida amniga iyo dardargalinta howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab. Sidoo kale labada masuul ayaa isku raacay in […]

1 min read

Mas’uuliyiinta Ruushka oo u dabaal degaya iscasilaadda Boris Johnson.

Aqalka Kremlin-ka ee magaalada Moscow, ayaa si adag u weerarey ra’iisal wasaaraha Ingiriiska ee xilka ka dagaya Boris Johnson. Boris Johnson, ayaa si joogta ah u taageerayey dagaalka Ukraine ay kula jirto ciidanka Ruushka ee kusoo duuley dalkooda. Afhayeenka Madaxweyne Putin, Dmitry Peskov, ayaa sheegay in Mr Johnson, aanu jecleyn runta, iyaguna aaney jecleyn. Wuxuu […]

1 min read

Maamulka Somaliland oo cafis u fidiyay 546 maxbuus.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyay 546 maxbuus oo ah maxaabiista danbiyada fudud galay, munaasibada Ciida Carafo awegeed. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Biixi ayaa lagu sheegay in munaasibada Ciidal-adxaa awgeed, lasii dayn doono maxaabiista danbiyada fudud lagu xukumay. “Waxaan Go’aansaday in laga bilaabo taariikhda maanta aan cafis guud u fidiyo […]

1 min read

Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska oo shaaciyey inuu is casilay.

Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska, ayaa shaaciey inuu ka dagay xilka ra’iisal wasaarenimo. Boris Johnson, ayaa waxaa maalmihii ugu danbeeyey cadaadis uu uga imanayey xubnaha xisbigiisa ee Conservative-ka. Wuxuu u mahad celiyey dadweynaha Ingiriiska, maadaama ay ku aaminneen jago aad heerkeedu u sarreeyo. Isagoo hadalka sii wata markii uu ku dhawaaqayey is casilaadda, Boris Johnson, ayaa ku […]