01 May, 2024
1 min read

Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdi uu hogaaminayo u amba baxay dalka Sucuudiga.

M.uqdisho-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa shalay gelinkii dambe u amba baxay dalka Sucuudi Carabiya halkaas oo maalmaha uu ku suganyahay ku soo qaadan doono gudashada acmaasha Xajka. Wafdiga uu hogaaminaayo Guddoomiyaha oo ay ugu horeeyaan Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka mudane Maxamed Xuseen […]

1 min read

Wafdi ka socdo Dowladda Soomaaliya oo ka qeeyb gelayo Shir Madaxeedka IGAD.

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Guuleed ayaa  magaalada Nairobi ee Dalka Kenya uga qayb galaya meertada 39aad ee Shir Madaxeedka urur Goboleedka  IGAD oo maanta ka qabsoomi doonta wadanka Kenya, gaar ahaan Nairobi. Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ayaa shirkan ku matali doona Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  mudane Xasan Sheekh  Maxamuud. […]