26 Sep, 2025
1 min read

Somaliland oo sii daysay siyaasiyiin iyo suxufiyiin muddo ku xirnaa Xabsiga Mandheera.

Waxaa goor dhaweyd xabsiga laga soo daayay siyaasiin iyo suxufiyiin sida la sheegay xabsiga Mandheera ee Somaliland ugu xirnaa arrimo siayasadeed. Arrintan ayaa timid ka dib markii salaadiin ka mid ah kuwa Somaliland ay dhexdhexaadiyeen xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka. Mid ka mid ah salaadiinta hawshan qaybta ka qaadatay oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in […]

1 min read

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaashaanka ku dhuftay in wax wadahadal ah lala yeesho Al-Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaysan xilligan Soomaaliya joogin marxalad ay kula xaajooto Al-Shabaab. Madaxweynaha oo ka hadlayey Turkiga oo uu booqasho ku joogo ayaa sheegay in ugu dambayn ay dawladdu la xaajoon doonto, islamarkaana khilaafka lagu dhammayn doono si nabad ah. Waxa uu sheegay inay dawladdu albaabada u fursayso xubnaha ka tirsan […]

1 min read

Booliska Soomaaliya oo ku dhawaaqay maanta howlgal ka dhan ah ciyaal weerada.

Shir deg deg ah oo maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen taliyeyaasha booliska degmooyinka ayaa waxaa looga hadlayay amni darada maalmihii la soo dhaafay ka jiray degmooyinka Gobolka Banadair. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa shir guddoominayay shirkan waxaana ku sugnaa dhammaan Saraakiisha booliska degmooyinka iyo Taliska Qaybta guud ee booliska Gobalka […]

1 min read

Dablay hubaysan muqdisho ku dilay Macalin Jaamacadeed.

Allaah u Naxariistee kooxo burcad ah oo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Cusmaan Axmed Macow ku dilay magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuqyaraha degmada Dharkeeneey ee Gobolka banaadir. Dilka ayaa yimid ka gadaal markii kooxda oo ku hubeysneed Bostooladdo ay isku dayeen in ay ka dhacaan Taleefoonkiisa gacanta, isagoona diiday in uu dhiibo muran dheer kadib, waxaa […]