26 Sep, 2025
1 min read

Gu’ waaba kuu kordhee, Garaad ma kuu kordhay?

Haddii aad Hore Shaleemo Ceel gaab, Banadir ama Missione aad hore ugu daawatay Filimkii ( il buono, il Brutto, il Cattivo) oo Jilayaasha ey ka ahaayeen: Clint Eastwood. 2. Lee Van Cleef. 3.Eli Wallach. Sawirka Sare ka muuqdo ee Sadaxdoodu waa sidii ey ahaayeen markii aad Filimka Daawaneysay. ( F.S: 1aad) Sawirka Hose waa sida […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay samaynayso tira-koob dadweyne.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah xubnaha Golaha Agaasimaleyaasha Hay’adda Istaatistikada Qaranka oo ka shaqeysa arrimaha tirakoobka. Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay mudnaanta qabashada tirakoobka guud ee dadweynaha ah, kaasi oo laga samayn doono dhammaan gobolada dalka. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa […]

1 min read

RW Xamse oo ku dhawaaqay Magacaabistii ugu horreysay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, Ayaa maanta Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha u magacaabay Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr. Ra’iisal Wasaaraha ayaa magacabay Lataliyaal oo kala ah: 1- La Taliyaha Amniga – Kamaal Guutaal. 2- La Taliyaha Arrimaha Dib u heshiisiinta – Ali Abdi Awaare. 3- La Taliyaha Xiriirka Caalamiga ah […]

1 min read

Ruushka oo sheegay inuu gobol muhiim ah kala wareegay Ukraine.

Wasiirka gaashaandhigga Ruushka, Sergei Shoigu, ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay dhammeystireen qabsashada gobolka bariga Ukraine ku yaalla ee Luhansk. Goor sii horreysay wasaaraddiisa ayaa sheegtay in ciidamadooda ay hareereeyeen Lysychansk oo ah magaaladii ugu dambeysay ee ay difaacayeen ciidamada Ukraine. MIlitariga Ukraine ma aysan xaqiijin warkan, balse Barasaabka gobolka Luhansk, Serhiy Haidai, ayaa sheegay […]

1 min read

Koobka Xulalka Qaramada Afrika oo dib loo dhigay.

Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF) ayaa ku dhawaaqay in muddo lix bilood ah dib loo dhigay cayaaraha qaramada Afrika ee sanadka, oo ay martigelin lahayd Cote d’Ivoire. Sida ku xusan go’aanka ka soo baxay xiriirka, cayaarahan ayaa la qaban doonaa horraanta 2024 iyagoo lagu waday inay qabsoomaan bisha June ee sanadka soo socda. Senegal ayaa […]