23 Apr, 2024
1 min read

Midowga Afrika oo diiday ka eryidii wakiilkooda Soomaaliya Francisco Madeira ee Ra’iisal Wasaare Rooble

Guddiga Midowga Afrika ayaa walaac weyn ka muujiyay War-axaafadeed dhawaan ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, kaasoo ku aadanaa eryida Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira. Guddoomiyaha midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa muujiyay inay kasoo horjeedaan eryida wakiilkooda, isagoo sheegay inay xushmaynayaan warqadda madaxweyne Farmaajo kasoo baxday ee lagu diiday […]

1 min read

Maayar Mooge iyo Dadka Taageersan Ha ogaadaan in arintani tahay Musiibo Qaran (Major National Incident) oo ka shaadh weyn shaqada Duqa qaban lahaa.

Sharciga iyo habka dawladnimo ee aduunku isku raacsanyahay oo sharci ah iyo dhaqan dawladnimo ah in musiibo qaran toos u hoostagto Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.Waxa aduunyadu masiibooyin qaran soo arkeen ilaa sunaamigii indonisiya ka dhacay iyo gubashadii Magaalooyinka Australia in dawladaha hoose ay toos uga amar qaataan Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.Taariikhda aduunka masiibooyin qaran meelkasta way ka […]

1 min read

NISA oo ka digtay shirqool ay sheegtay in lagu dili rabo Farmaajo iyo R/W Rooble

Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya ee NISA ayaa digniin ay soo saartay ku shaacisay shirqool ay sheegtay in Al-Shabaab ay dooneyso inay ku disho Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Qoraal lagu baahiyey barta Twitterka ee hay’adda NISA ayaa lagu sheegay inay xogta ay heleen ay la wadaageen madaxda sare. NISA […]