26 Apr, 2024
4 mins read

Wiilka Hgaamiyaha Ahlu Sunna Waljameeca oo noqday Xildhibaan.

Ayadoo weli ay deegaan-doorashooyinka maamul goboleedyada ay ka socdaan doorashada kuraasta aqalka hoose ee baarlamaanka ayaa magaalada Dhusamareeb maanta waxaa lagu qabtay doorashada dhowr kursi oo isha aad loogu hayey, sababo la xiriira marka la eego loollanka loo galay iyo su’aalaha dul hoganayey. Wiil uu dhalay hoggaamiyaha Ahlu Sunna Wajameeca Sheekh Macallin Maxamuud Xasan Faarax […]

1 min read

Turkiga Ciidamada ka jooga Soomaaliya oo muddo kordhin loo sameeyay.

Kadib kulan ay yeesheen Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa ansixiyay mooshin ogolaanaya in ciidamada Turkiga ee ku sugan Soomaaliya loo kordhiyo waqtiga ay sii joogayaan Soomaaliya, iyagoona isku raacay inta laga gaarayo 10-ka Feberaayo 2023 ay ku sugnaadaan Soomaaliya. Madaxtooyada Turkiga ayaa ka codsatay barlamaanka dalkaas muddo kordhinta Ciidamada Turkiga ee ku sugan Gacanka Cadmeed, badda […]

2 mins read

Soomaaliya oo hoggaamineysa 8 Dal oo aan weligood ka gudbin Is reeb-reebka Koobka Qaramada Afrika.

Qaaradda Afrika waxa ay ka kooban tahay 54 Dal, labadii sano mar ayaa la qabtaa Koobka Qaramada oo ay isreeb-reeb u maraan Xulalka dhaca Jihooyinka kala duwan oo ugu dambeyn waddan kamid ah uu qaado Koobkaas. Waddamada qaar waxa ay kusoo haraan isreeb-reebka, qayb kale Guruubyada halka ilaa labada ugu dambeysa ee mid kamid ah xulalkaas […]