18 May, 2024
1 min read

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo toogasho ku fulisay askari ka tirsan Ciidanka

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil Toogasha ah ku fulisay Shariif Abshir Cabdiraxmaan Jaamac (JiniJini),oo horay xarardheere dil ugu geystay marxuum Saacid Cali Cabdi Shabee, oo ay militariga ka wada tirsanaayeen September kow iyo Tobankeedii ee Sanadkan. Maxkamad wareegto oo loo diray ayaa xukunkan dilka ah kula fulisay Xarardheere,kadib markii maxkamaddu ku heyshay Shariif […]

1 min read

Mareykanka iyo Shiinaha oo ka wadahadlay arrimo ay Taiwan ka mid tahay.

La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Biden ayaa laba maalmood oo wadahadal ah kula yeeshay Malta diblomaasiga ugu sarreeya Shiinaha. Aqalka Cad ayaa sheegay in Jake Sullivan iyo Wang Yi ay ka wada hadleen ammaanka, dagaalka Ukraine iyo arrimaha Taiwan. Washington iyo Beijing labaduba waxay ku tilmaameen kulammada kuwo “wax-ku-ool ah oo waxtar leh.” Wadahadallada Malta […]

1 min read

Wasiirka Gaashaandhigga : “Khawaarijta waxay maraayaan heer maalin walba dhexdooda diriraan..”

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in khawaariijta la gaarsiiyay jab xooggan, isagoo tilmaamay in kummanaan ay soo qaldeen lagu khaarajiyay howgallada ka socda dalka. “Khawaarijta Waxaa meel la kala geeyo la layahay dhaawacooda oo ay intooda badan dhameystiraan naftana dhaafiyaan, Waxay waayeen maal badan oo ay shacabka ka baadi jireen, waxaa […]

1 min read

Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo soo xiray shir weynaha Aqoonsiga Qaran.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta soo xiray munaasabada shirka weynaha  Aqoonsiga Dadweynaha oo ka dhacday Xarunta Teendhada Afasiyooni ee Garoonka Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa Shacabka Soomaaliyeed u sheegay in aqoonsiga qaran uu xal u yahay caqabado badan oo haysta bulshada dhexdeeda, kuwaasi oo ay ka mid […]

1 min read

Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Galmudug iyo Hirshabeelle.

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane,Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda ayaa ka warbixiyay howlgallo ciidanka xoogga iyo saxiibada Caalamka ay kawadaan degaannada,Oobaale iyo Ciid-ciidka oo dhaca Jiinka Wabiga Shabeelle,halkaa uu ka soconayo dagaal u dhaxeeyay ciidanka xoogga iyo khawaarijta. Wasiirka ayaa sheegay in howlgaladaa oo billaawaday shalay walin […]

1 min read

Madaxa Midowga Yurub oo booqanaysa Jasiiradda Lampedusa kaddib markii ay korodhay tirada Muhaajiriinta.

Madaxweynaha Midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa booqatay xarunta qaabilaadda muhaajiriinta ee jaseeradda Lampedusa ee dalka Taliyaaniga, kaddib markii Ra’isul Wasaaraha wadankaasi ay taageero waydiisatay Midowga Yurub, xili uu kordhay qulqulka muhaajiriinta gaaraysa jazeeradda. In ka badan 8,000 oo muhaajiriin ah ayaa Lampedusa gaaray sedexdii maalmood ee u dambeysay. Ra’isul Wasaaraha Taliyaaniga Giorgia Meloni […]

1 min read

RW Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Dalka Maraykanka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York oo ay uga qaybgalayaan Shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadli doona horumarradii ugu dambeeyey ee Dowladda Soomaaliya ka sameysay dhinaca amniga iyo xasilloonida; dhimista saboolnimada, Caafimaadka, Waxbarashada, […]

1 min read

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Baarlamaannada Dhallinyarada Adduunka

Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Sagaalad ee xildhibaannada dhallinyarada Adduunka oo ka furmay dalka Vietnam. Shirkaa ayaa diiradda lagu saaraya doorka dhalinyarada ee xaqiijinta u jeedooyinka horumarka waaro iyadoo la adeegsanayo Tiknoolajiyada casriga ah,waxana halkaa xildhibaanada ay kusoo bandhigeen horumada ay gaareen dhalinyarada iyo Arrimaha dowlad dhisida. […]