22 Sep, 2025
1 min read

Suuqa kala iibsiga oo saacado kadib soo xirmaya iyo waxa ay tahay inaad ka ogaato.

Waxaa maanta oo Jimca ah lagu wadaa inuu soo xirmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xilli ciyaareedkan, kaas oo laga diiwaan geliyay rikoor gaar ahaan horyaalka premier league-a, oo lacago badan ku iibsaday ciyaartooy kala duwan. Xiliyo kala duwan ayuu suuqa soo xirmi doonaa. Suuqa horyaalka Ingiriiska ee Premier League-a ayaa xirmi doona caawa 11-ka […]

1 min read

Maxay tahay kooxda Al-shabaab ee dhawaan uu goolasha ka dhaliyay Ronaldo?

Kooxda Kubadda Cagta al-Shabab ama Naadiga Kubadda Cagta Dhallinyarada, waa koox kubbadda cagta ah oo ka dhisan dalka Sucuudi Carabiya, fadhigeeduna yahay magaalada Riyaadh. Waxaa la aas aasay sanadkii 1947-dii, waxaana markii hore loo bixiyay Shabaab Al Riyaadh, taasoo macnaheedu yahay Naadiga Dhalinyarada ciyaaraha ee Riyaadh, balse sanadkii1967-dii ayaa loo bixiyay magaca Al Shabaab. Haddaba […]

1 min read

Gabdhaha xulka Ingiriiska oo markii ugu horeysay gaaray finalka Koobka Aduunka. 

Gabdhahs  Ingiriiska, ayaa markii ugu horeysay gaartay finalka koobka aduunka haweenka, iyagoo ka adkaaday kooxdii ka socotay dalka Australia, ee qeybta ka ah marti galinta Koobka Kubadda Cagta Adduukna ee haweenka, taasoo ahayd mid taariikhi ah kana dhacday magaalada Sydney. Tani ayaa sawaxankii ka imanaya jamaahiirta u badnayd garoonka Australia hoos u dhigtay, taasoo ay […]