15 Sep, 2025
1 min read

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo maanta Muqdish soo gaaray iyo kulumo uu la yeeshay Rw Xamse.

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Dr. Maxamuud Cali Yusuf oo maanta booqasho laba cisho ah ku yimid Muqdisho Wafdiga Guddoomiyaha Gudidga Midowga Afrika ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Saalax Jaamac iyo mas’uuliyiin kale. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Guddoomiyaha uga mahadceliyay […]

1 min read

Hay’adda SCAC oo Siminaar 2 maalin socday u qabatay qeybaha Warbaahinta (Sawirro)

Hayadda Ka hortagga Xanuunka HIV/AIDS ee SCAC ayaa Xarunteeda Muqdisho ugu qabatey Tababar ku saabsan Xanuunka HIV/AIDS ugu Qabatey Qaybaha Warbaahinta iyo qaybaha Baraha Bulshada Ujeedka loo qaybtey Tababarkaan ayaa ahaa Sidii Warbaahinta galaangal ugu yeelan lahayd Sidii loo joojin lahaa Faquuq markasta la kulmaan Dadka la nool Xanuunkaas. Madaxa Hayada SCAC Axmed Maxamed Jimcaale […]

1 min read

RW XAMSA : “Si uu dalkeennu u helo dib-u dhis waa in aan taageerno ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo maalgashiga…”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay nidaamka shaqo ee lacag bixinta deg-degga ah ee (SPS) Somali Payment Switch. Ra’iisul wasaare Xamsa, ayaa sheegay in horumar laga sameeyay nidaamka lacag-bixinta, oo si ammaan ah ay bulshadu u isticmaasho adeegga lacagaha danabeysan taas oo ay fududeeyeen bangiyada Soomaaliyeed, wuxuuna dhiirrigelinayaa […]

1 min read

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed.

Muqdisho, Khamiis, 02 Janaayo 02 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee ku aaddan magacaabista Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed, kaas noqon doona Mudane Axmed Xuseen Cilmi. Sidoo kale, Golaha Wasiirrada, ayaa ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Xalka Nabadda Bariga Dhexe waxa uu ku xiranyahay Dhismaha dowlad Falastiini ah”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbad ka jeediyay, Shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee dowladaha Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka ee ka dhacay magaalada Riyaad ee dalka Sucuudiga, kaasi oo looga hadlayo xaaladdaha Beni-aadannimo ee ay wajahayaan shacabka ree Falastiin iyo Lubnaan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hadaljeedintiisa ku dul istaagay mugga […]

1 min read

Munaasabad tartan Isborti lagu soo gabgabeeyay iyo sagootin loo sameeyay macalin Guduudow oo ka dhacday MeerTaqwa.+Sawiro iyo Vedio

Xaflad balaran oo ay ka soo qeybgaleen maamulada Degmooyinka MiirTaqwa Ceelbaraf iyo Biyacadde ayaa waxaa kale oo ka soo qeybgalay Ururada Bulshada, Bahda Waxbarashada, ururada Haweenka, waxgaradka labada Degmo iyo Bahda Isbortiga. Waxaa halkaasi ugu horayn lagu soo gabagabeeyay tartan isboorti oo lagu maamuusaayay ciyaaryahan hore u ciyaari jiray Naadigii Wagad ama FIAT oo lagu […]