20 May, 2024
1 min read

Darawal Soomaali ah oo lagu dilay magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka.

Xaafad ku taala waqooyiga magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka waxaa lagu dilay Nin darawal Soomaali ah oo waday baska iskuulka, iyada oo dadkii ka dambeeyay dilkiisa ay baxsadeen. Darawalkan ayaa madaxa laga toogtay isaga oo wada baska iskuulka saddex carruur ahina ay baska u saaran yihiin. Toogashadda loo geystay darawalka baska iskuulka waday ayaa ka […]

1 min read

Doorashada kuraas Golaha Shacabka ah oo Maanta ka dhacaysa Degmada Baraawe.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in Maalintii labaad oo xiriir ah in Maanta degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku qabtaan doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka. Guddiga ayaa shalay qabtay doorashada 7 kursi waxaana Maanta la filayaa inay qabtaan doorashada 6 kursi oo kala ah kuna […]

1 min read

Madaxweynaha K/Afrika: Ramaphosa oo laga yaabo inuu Ajaanibta ka Xaddido Shaqooyinka qaar.=WARBIXIN=

Madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa laga yaabaa in uu xad ku soo rogo noocyada shaqo ee ay ajaaniibtu codsan karaan, sida ay sheegtay Warbaahinta Business Day, oo aan sheegin halka ay xogta ka heshay. Golaha Wasiirada Koonfur Afrika ayaa tixgalinaya soo jeedintii looga hadlay wadahadaladii u dambeeyay ee u dhaxeeyay Xisbiga talada haya ee […]

1 min read

Ku: Xafiiska R/Wasaaraha. Calaamatu Su’aal +Tacajub= Su’aalul Tacajub. ( F.S: 1aad).

Xafiiska RW, Shaqadiisa ugu Muhimsani waa Xilgaarsiin weliba Dhinaca Doorashada, isaga oo adeegsanayo Dhamaan Heyadaha Nabadgalyada iyo kuwa kale ee Dowliga ah. Hore Xafiiska R/W waxa uu noogu sheegay in Doorasho Cadaalad ah oo daahfuran ey Dalka ka dheceeyso. in Xafiisku uu kor joogteey doono Doorashada, iyo in dhoorashadu ey ku dhici doonto Nidaam Cadaalad […]

1 min read

Golaha wadatashiga Qaran oo ka shiray sidii loo dhamaystiri lahaa Doorashooyinka.

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa guddoomiyay kulan Golaha Wadatashiga Qaran oo ka kooban Madaxda Shanta dowlad Goboleed & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ku yeesheen habka fogaan aragga. Shirkaan ayaa waxaa looga hadlay dhammeystirka howlaha doorashooyinka, xaaladda amniga iyo sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ka jira dalka. Madaxda Shanta dowlad Hoboleed ayaa Ra’iisul […]

2 mins read

Somaliland oo Taiwan kala hadshay sidii loo soo saariaari lahaa shidaalka ceegaaga dhulkeeda.

TAIPEI:-Taiwan iyo Somaliland ayaa ballaarinaya xiriirkooda dhaqaale iyo midka siyaasadeed, inkasta oo ay yihiin labada dowladood ee ugu go’doon diblomaasiyadeedka badan caalamka. Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Ciise Kayd ayaa shalay la kulmay madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen, wuxuuna sheegay in booqashadiisa Taipei “ay muujineyso go’aanka iyo adkeysiga aan wadaagno ee aan ku ballaarineyno kuna dheereyneyo saaxiibtinimadeena, […]

2 mins read

Mogadishu oo Laba mar ey Meyto Xakuntay.

Sida Taariikhdu ey xusee waxaa jiray, Labo Wakhti oo Meyto Xakuntay Mogadishu ( F.S: 1aad)Mogadishu waxaa imaan jiray Doomaha Xaryanta ah wakhtiga Bad furanka. Doomankaa oo badanaa ka imaan jiray Wadamada Carabta iyo Hindiya. Doomanku waxa ey ku soo xira jireen Xeebta, laakin looma ogoleyn iney Badeecadda soo dejiyaan ilaa ey bixiyaan Cashuurta ey qaadi […]

1 min read

Maamulka Puntland oo Amaray in la toogto qofkii lagu qabto Khamri.

Cabdiladiif Muuse Sanyare Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Musug ee Puntland ayaa sheegay inay ka maamul ahaan qaati ka taagan yihiin maandooriyaha khamriga oo siweyn loogu iibinayo meelo kamid ah Gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo wuxuu sheegay in Khamriga ugu badan uu Gobolka Mudug kasoo galo dhinaca dowlad degaanka […]

1 min read

Ciidamada Kenya ee AMISOM oo Qaraxyo khasaare ka dhasheen lala bartilmaameedsaday.

Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ee howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM waxaa saacadihii la soo dhaafay laba Qarax lagula eegtay aaga deegaanka Kambooni ee Gobolka Jubbada Hoose. Qaraxyada oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Gaadiid ay saarnaayeen Ciidamada Kenya oo Biyo dhaamin ugu socday deegaanka Kambooni lala beegsaday, waxaana wararka la helay ay […]