17 Sep, 2025
7 mins read

Somali government, US company dispute legality of oil deal

The Somali government and a U.S. company are locked in a dispute over the validity of an oil exploration agreement reached in February in Istanbul. Abdirashid Mohamed Ahmed, Somalia’s minister of petroleum and mineral resources, and Richard Anderson, chief executive officer of Coastline Exploration Ltd., signed the agreement. But in separate statements, Somali President Mohamed […]

1 min read

Ilhan Cumar oo la kulantay Imran Khan

Ilhan Omar ayaa hoygiisa ku booqatay Raysal-wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan xilli ay Haweenaydan Soomaalida ee ku jirta Congress-ka Maraykanka booqasho 4 maalin ah ku joogto Pakistan. Ilhan oo la filayo in ay booqato gobolka Kashmiir qaybtiisa Xorta ah ee gacanta Pakistan ku jirta ayaa Imran Khan ku ammaantay dadaalkiisii lixaadka lahaa ee uu […]

1 min read

RW Rooble oo farriin weyn u diray xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka FS

Ra”iisal Wasaaraha xil gaarsiinta dowladda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta khudbad ugu jeedoyay teendhada Afisyooni oo lagu dhaarinayay in ka badan 200 xildhibaan ee labada aqal Baarlamaanka 11aad. Waxa uu sheegay RW Rooble in xildhibaanada maanta la dhaariyay ay si wanaagsan xilka loo igmaday isla markaana dalka ka samata bixiyaan xaaladda adag ee uu […]

1 min read

Doorashada gobolka Gedo oo laga bedelay magaalada Garbahaarey

Qoraal ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEID ayaa lagu caddeeyay in la bedelo dooraashada xildhibaanada baarlamaanka oo markii hore la qorsheeyay inay ka dhacdo magaala madaxda gobolkaasi ee Garbahaarey. Isbedelka lagu sameeyay halka ay ka dhaceyso doorashada xildhibaanada degaan doorashadoodu tahay gobolka Gedo ayuu guddigu ku sheegay inay qaateen go’aankaas sababo dhowr […]

1 min read

Maxay tahay sababta booliska UK ay u ganaaxeen Ra’isul Wasaare Johnson? 

Ra’isul Wasaaraha Britain Boris Johnson iyo Xoghayaha Maaliyada Rishi Sunak ayaa la ganaaxay, kadib markii ay ka qeyb galeen xaflad dhalasho, xilligii lagu jiray xayiraadda xanuunka COVID-19. Johnson ayaa xaqiijiyey in uu bixiyey ganaax la xidhiidha in uu jabiyey shuruudihii xayiraada ka qaybgalkii munasabadaas oo lagu qabtey xafiiska wasiirrada 19-kii juun sanadkii 2020kii. Warbixin ammuurtaas […]

1 min read

Madaxweyne Farmaajo oo dardaaran muhiim ah u jeediyay ciidamada Xooga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku saabsan dabbaal-degga 12-ka Abriil ee Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa uu ku maamuusay Taliska iyo Saraakiisha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Taliyeyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku bogaadiyey xuskii maanta loogu dabbaaldegayey Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga […]

1 min read

Wiil iyo gabar wax ka sheegay ciidamada Somaliland oo xabsiga la dhigay

Ciidamada Somaliland ayaa xalay xabsiga dhigay wiil ka mid ah dhalinyarada Gobolka Togdheer iyo gabar ka mid ah dadkii ku hanti beelay dabkii ka kacay suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa. Wiilka oo lagu magacaabo Maxamuud Jeesto ayaa loo haystaa qoraal uu galabta ku qoray bartiisa Facebook kaas oo uu Taliyaha Ciidamada Qaranka Soomaaliya General Odowaa […]

2 mins read

Axmed Madoobe “Doorasho shicimeyso inta ay Gedo maqan tahay”

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa si faahfaahsan waxa uu kaga hadlay xaalada guud ee dalka iyo kuraasta 16-ka kursi ah ee doorashadoodu taalo magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo. Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa si faahfaahsan waxa uu kaga hadlay xaalada guud ee dalka iyo kuraasta 16-ka kursi […]