15 Sep, 2025
1 min read

Qofba si u arag: Horuumarka amaan ee shalay ka muuqday Magaaladda Mogadishu.

Maxaa ku cusbaa Booqashadii shalay ee Abiya, oo Sanadahaan dambe aan dhicin, laguna tilmaami karaa Horuumar ay Dowladdu ka gaartay Dhinaca Nabadda Waa ku lugeeyay magaalada iyada oo weliba ay Cadceedu kulushahay markii wadooyinka qaar la xiray. 1. Ammaanka Madaxda waxaa ilaalinayay Ciidamo Somaliya oo kaliya, halkii Sanadahii hore Ajaanibi ilaali jirtay. 2. Amaanka Madaxda […]

1 min read

RAMADAAN KARIIM

Sida Xadiithkaan Sugan uu noo sheegayo, Soomku waxa uu ka mid yahay Acmaasha 3da ah ee Ajirkooda aan la xisaabin ee Allaah uu ka abaal mariyo Qofka.. ( F.M:1aad). Waxaan kuugu hambalyeeynaa Curashada Bisha Ramadaan. ( F.S:2aad) Iskana jirhee, Af furka iyo Saxuurta, saddaxda Amar ee hore waa lagu amray in aad fuliso, kan dambe […]

1 min read

Hay’adda SCAC oo Siminaar 2 maalin socday u qabatay qeybaha Warbaahinta (Sawirro)

Hayadda Ka hortagga Xanuunka HIV/AIDS ee SCAC ayaa Xarunteeda Muqdisho ugu qabatey Tababar ku saabsan Xanuunka HIV/AIDS ugu Qabatey Qaybaha Warbaahinta iyo qaybaha Baraha Bulshada Ujeedka loo qaybtey Tababarkaan ayaa ahaa Sidii Warbaahinta galaangal ugu yeelan lahayd Sidii loo joojin lahaa Faquuq markasta la kulmaan Dadka la nool Xanuunkaas. Madaxa Hayada SCAC Axmed Maxamed Jimcaale […]

1 min read

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegay inay u diyaar garobeen doorashooyinka qof iyo cod.

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa caawa sheegay in ay u diyaar garobeen doorashooyinka qof iyo codka ah ee dhawaan wadanka ka qabsoomaya. Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa caawa shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Hoggaanada, qeybaha iyo Fadhiyada Madaxa banaan ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Kulanka waxaa looga hadlay xoojinta amaanka […]

1 min read

Shib  dheh: maxaad ka taqaanaa Boqortooyadii Nooris?

Boqortooyadii weyneed ee Mooris Afrikaankana aheyd ee Xakumi jirtay Yurub inteeda badan. Waa lagaa qariyay, Raadkeedii inta badan waa la tirtiray. Adigana waxaa lagaa dhigtay weel nadiif ah oo lagu shubto wixii la rabo, Bog cad oo lagu Qorto wixii la rabo, ilaa lagu gaarsiiyo in aad Aamin weydo in Mooris oo ahaa Dad madmadow […]