Gabar caan ka ah  barta YouTube ka oo Ceel ka qaday Duleedka magaalada Jowhar.
1 min read

Gabar caan ka ah barta YouTube ka oo Ceel ka qaday Duleedka magaalada Jowhar.

Kooko Buulle, oo ah gabar dhalinyaro ah oo muuqaallo kusoo gudbisa Youtube, ayaa ceel ka qodday duleedka magaalada Jowhar oo ay dad masaakiin ah dagganaayeen.

Waxey u dabbaal-degeysay Youtube-keeda oo ay soo raaceen 1 milyan oo qof waliba sanad iyo bar gudihiis.

Dagaallada ka dhaca baadiyaha waxaa badanaa sababo ceel la isku dagaalay.

Kooko, waxey sawir qurxan ka bixisay Social Media. Waxey sidoo kale qabatay shaqo waajib ku ahayd dadka siyaasadda ka shaqeeya.

Hoos ka Daawo khudbadaha iyo Furitaan Ceelka:-

WD: Ibraahim Geedow Cawaale