21 Sep, 2025
1 min read

Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wada hadlay deyn cafinta.

Dowladda Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa ka wada hadlay qodobbo muhiim u ah hannaanka deyn cafinta oo haatan maraya meel wanaagsan, ka dib kulan ay aaladda fogaan aragga ku yeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS, Biixi Iimaan Cige iyo ku-xigeenka Kaaliyaha Xogahaya Waaxda Maaliyaadda Mareykanka ee Arrimaha Bariga dhexe iyo Afrika Mr. Eric Mayer. Shirka ayaa diiradda lagu […]

1 min read

Dowladda FS oo dhulka laga xoreeyay khawaarijta ka waddo qorshayaal lagu soo nooleynayo adeegyadii bulshada

La taliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha bulshada, Xaliimo Cali Culusow ayaa sheegtay in dowladdu ay degaannada laga xoreeyay Khawaarijta u diyaarineyso qorshayaal lagu soo nooleynayo xarumihii danta guud oo ay khawaarijtu ay baabi’isay. Xaliimo Culusoow oo u warramaysay warbaahinta Qaranka ayaa dadka kasoo jeeda degaannada la xoreeyay ugu baaqday in ay kaalintooda ka qaataan dedaallada […]

1 min read

Maraykanka iyo Kenya oo kala saxeexday heshiis dhinaca difaaca ah

Maraykanka iyo Kenya ayaa Isniintii waxay magaalada Nairobi ku kala saxeexdeen heshiis dhinaca difaaca ah, kaas oo looga dan leeyahay in lagu xoojiyo la dagaalanka argagixisada ee bariga Afrika iyo in taageero loogu muujiyo dedaalada ay Kenya ku doonayso inay ku hoggaamiso hawl-galka dhinaca amniga ee dalka Haiti. Xoghayaha difaaca ee dalka Maraykanka Lloyd Austin […]

1 min read

Aqoonyahaynka iyo Qandho Siyaasadeed.=Faallo=

Waxaa jiro Qof inta badan u muuqdo in uu caafimaad qabo, laakin mar mar ayaa waxaa ku soo kaco xanuun u qarson. Baadiyaha markaan joognay waxaa la dhihi jiray: ( Hebel waxa uu qabaa Qandho Qoomaal ah oo mar mar soo goobto) Maalmahaan waxaa soo batay Aqoon yahan aan Qaraabo nahay oo Qabo Qandho Qoomaal […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Ibrahim Mete Yagli oo uu wehliyo Taliyaha Dugsiga tababbarada ciidamada ee TurkSom, Sarreeye Guuto Sebahattin Kalkan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa masuuliyiintan kala hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, gaar ahaan dhanka amniga, isaga […]

1 min read

Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo ka hadlay ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab.

Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya ay horumar la taaban karo ka sameeyeen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab balse waxa uu ka digay in kooxdu ay wali ku xooggantahay meelaha qaar. “Waxaan filayaa inay ciidamada Soomaaliya sameeyeen horumarro ka badan kuwii la sameeyay shantii sano ee la soo dhaafay,” ayuu Austin […]

1 min read

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka maraykanka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Maraykanka,munaasabadan ayaa ka dhacday Gobolka Minnesota ayuu Ra’iisul wasaaruhu warbixin ka siiyey qurbejoogta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka. Ra’iisul wasaare Xamse ayaa Jaaliyadda Dalka  Maraykan wuxuu ku ammaaanay sida ay door muhiim ah uga qaataan dib u […]