20 Sep, 2025
1 min read

Hab dhaqankii Golayaashii Wasiirada!!! WQ:Yahye Amir

Ma la dhihi karaa, Madaxweynayaashii Dalka soo maray, Golayaashoodii Wasiiradooda ee Xukuumadaha waxaa ka dhax muuqday ama Saameeyn ku lahaa Wasiiro dhaqankooda laga dareemi karay in ay yihiin, ama la Jaal yihiin. Kuwaa oo kala ahaa Wasiiradii lahaa dhaqanka: (( Ciyaal Misyooni, Ciyaal Musaafir, Ciyaal Asgareed, Ciyaal Ganacsato, Ciyaal Baadiyo, Ciyaal Tuulo, Ciyaal Dugsileey, Ciyaal […]

1 min read

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayay deegaanka Dumaaye ee hoostaga G/Mudug.

Duqeyn cirka ah ayaa la sheegayaa in lagu bartilmaameedsaday saldhig ay kooxda Al-Shabaab ku lahayd deegaanka Dumaaye ee hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Inkastoo aan si madax banaan loo xaqiijin karin khasaaraha ka dhashay duqeynta Dumaaye, Guddoomiyaha Degmada Xarardheere Maxamed Deeq Yuusuf Kulmiye, ayaa VOA u sheegay in tiro badan oo ka tirsan Al-Shabaab […]

1 min read

Imaam masaajid oo lagu dilay waqooyiga Israa’iil.

Sheekh Sami Abed al-Latif oo ka tirsanaa culimada Masjidka Quba ayaa waxaa toogasho ku dilay kooxo aan heybtooda la garan, waxaana ay noqoneysaa dhacdadii labaad ee toogasho ah ee ka dhacda magaalada Kfar Kara in ka yar afar iyo labaatan saac gudahood. Jimcihii, laba nin oo ku jira da’aadda labaatanka ayaa la dilay iyagoo baabuur […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay sababta dib loogu dhigay bixista ciidamada ATMIS.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay sababta ay dowladda Soomaaliya dib ugu dhigtay qorshaha la doonayay in dalka laga saaro ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Africa. Madaxweynaha ayaa sheegay in dib-u-dhigaas ay ugu wacneyd heshiiskii qorshaha bixista ciidamada ATMIS oo aan ka hirgelin dhanka dowladdii hore ee Madaxweyne Farmaajo iyo […]

1 min read

Dib u dacaytirka dhismeyaashii ku burburay dagaalkii Laascaanood oo la bilaabay.

Shirkada isgaadhsiinta Golis ayaa dayactir ku samaynaysa goobo burbur xooglihi ku yimi mudadii uu dagaalku ka socdey magaalada Laascaanood. Waxaa kamida isbitaalka guud ee magaalada Laascaanood oo kamid ahaa goobo ku burburay dagalka iyo duqaymo. Hogaamiyaha SSC Cabdilqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye oo ka hadlay dhagax dhigga lagu dayactirayo isbitaalka ayaa ayaa waxa uu sbeegay […]

1 min read

DF Soomaaliya oo sheegtay 50 ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay Shabeellaha Hoose.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 50 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab lagu dilay laba howlgal oo ka kala dhacay nawaaxiga Kuntuwaarey iyo Qoryooley oo ka wada tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraal ka soo baxay warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegay in howlgal ay fuliyeen ciidamada dowladda iyo saaxiibadda caalamka oo ka dhacay deegaanka Towfiiq oo hoostaga degmada […]

1 min read

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo daah furay Tartan Suugaaneedka hirgeli hibadaada

Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa maanta daahfuray tartanka Hirgeli Hibadaada oo ah tartan Suugaaneed Abwaaniinta Soomaaliyeed kaga qayb qaadanayaan dagaalka lagula jiro kooxda Khawaarijta,tartankan ayaa laga furay Xatunta Tiyaatarka qaranka. Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa faahfaahin ka bixiyey Ujeedka tartankan,Wasiir Daa’uud ayaa xusay in Wasaaradda warfaafintu tartankan […]