19 May, 2024
1 min read

Hogaamiyaha kooxda Wagner oo loo maleynayo inuu Afrika joogo.

Hogaamiyaha kooxda calooshood u shaqeeystayaasha Ruushka ee Yevgeny Prigoshin, ayaa markii ugu horeysay ka soo muuqday muuqaal, tan iyo markii uu fashilmay afgembigii uu doonayay inuu ka geysto Ruushka. Muuqaalkaas ayaa muujinaya inuu joogo meel Africa ka tirsan balse BBC-du uma suurta galin inay xaqiijiso halka lagu duubay muuqaalkaas. Muuqaalka oo la soo dhigay barta […]