1 min read

Biyo la’aan baahsan oo laga soo sheegayo Buuhoodle.

Biyo la’aan baahsan ayaa laga soo sheegaya magaalada Buuhoodle, taas oo si gaar ah u saameysay dadka dan yaBiyo la’aanta ayaa waxaa sabab u ah roobkii dhawaan halkaas ka da’ay oo yaraa iyo titada dadka oo korortay kaddib markii ay deegaankaas gaareen dad ka soo qaxay dagaalka Laascaanood.

Haddaba saameynta ka dhalatay arrintaas, ayaan wax ka weydiinnay Keyse Maxamed Xaaji Cali oo ah guddoomiyaha bulshada rayidka ee Buuhoodle.