1 min read

Guddoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud oo shaqada laga joojiyey.

Muqdisho :- Wasaraadda dhallinyarada iyo ciyaaraha dowladda FS ayaa shaqada ka joojisay guddoomiyaha xirriirka ciyaaraha fudud ee dalka Khadiijo Aadan Daahir.

Go’aanka ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in Guddoomiye Khadiijo aysan xilkeeda u gudan si mas’uuliyadi ku jirto, islamarkaana ay Qaranka ku samaysay sumcad-dil.