1 min read

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loo qabtay arday ka qalin jabisay dufcaddii 2aad ee social school+Sawirro

Xaflad si heer sare ah looXaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ku qalin jebinayeen ardayda dufcaddii 2aad ee social school ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/7/2023 ka dhacday hoolka wayn ee beerta nabadda.

Xafladdaan oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay marti sharaf aad u qiima badan oo ay kamid yihiin maamulayaal, waalidiin iyo masuulo sar sare.

Ardayda qalin jebinayay oo muujinayay qanacsanaan iyo farxad aad u badan ayaa u mahad celiyay macalimiinta’ maamulayaasha iyo waaldiintii ku soo dadaalay.
Waxeyna u rajeeyeen ardayda kale ee soo aadan ee dufcadda kale inay dadaalaan maalintaan oo kalena ay nasiib u yeelan doonaan hadii ay dhabar adeegaan

Xalfadaan oo si weyn loo soo agaasimey waxaana soo agaasimaye ustaad Cabdullahi muuse iyo ustaad Ahmed C/Risaaq oo schoolka social ka ah macalimiin aad iyo aad u bara dadka cilmiga caafimaadka.