August 2, 2023
Arsenal Oo ku Guulaysatay koobka Emirates Cup.
Kooxda Arsenal ayaa guul ka gaadhay kooxda Monaco kulan ka tirsanaa koobka Emirates Cup oo ay Arsenal ciyaarto ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka. Kulanka ayaa ahaa midkii ugu dambeeyay ee ay Arsenal isugu diyaarinayso xilli ciyaareedka horyaalka premier League iyo kulanka Community Shield-ka ee ay la ciyaari doonaan Man City. Kooxda Arsenal ayaa maamulaysay ciyaarta […]
Warbixin ku saabsan Gogosha Nabadeynta ee la dhigay Burka Derimeed+Sawirro.
Safar dheer oo 240 km ah si socod iyo soo socod, oo aan ku baxnay Subaxaan, 2/8/2023, ayaan Caawa si Nabad ah ku soo noqonay Magaalada Mogdishu. Waxaan Tagnay Deegaanka “Burka Dirimeed” , oo ah halka ay ka fidsantahay Gogosha Nabaseyntu kana tirsan Deg. Raaga ceele. Waa keymo ku yaal Buur dusheed oo ka fog […]
Olombikada Soomaaliyeed oo shaqada ka joojiyey gudoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud.
Muqdisho :- Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo shaqada ka joojiyey guddoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud Khadiijo Aadan Daahir. Guddiga oo tixraacaya soo jeedinta ka timid wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda FS ayaa Marwo Khadiija ku sameeyey shaqo joojin ku meel gaar ah.
Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Muqdisho soo gaaray.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo dadweyne kala duwan. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada […]
Wasaaradaha Qorshaynta iyo waxbarashada oo ka wada shaqaynaya horumarinta qorshaha waxbarasho ee dalka.
Muqdisho :- Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) ayaa kulan miro dhal ah la qaatay wasiirka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo maanta booqasho ku tagay xarunta wasaaradda. Kulanka labada wasiir ayaa waxa uu ku saabsanaa sidii talooyinka wasaaradda waxbarashada […]
Guddoomiyaha xiriirka cayaaraha fudud oo shaqada laga joojiyey.
Muqdisho :- Wasaraadda dhallinyarada iyo ciyaaraha dowladda FS ayaa shaqada ka joojisay guddoomiyaha xirriirka ciyaaraha fudud ee dalka Khadiijo Aadan Daahir. Go’aanka ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in Guddoomiye Khadiijo aysan xilkeeda u gudan si mas’uuliyadi ku jirto, islamarkaana ay Qaranka ku samaysay sumcad-dil.
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loo qabtay arday ka qalin jabisay dufcaddii 2aad ee social school+Sawirro
Xaflad si heer sare ah looXaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ku qalin jebinayeen ardayda dufcaddii 2aad ee social school ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/7/2023 ka dhacday hoolka wayn ee beerta nabadda. Xafladdaan oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay marti sharaf aad […]
Maxay dowladda Soomaaliya ka ogeed gabadhii tartanka oradka uga qayb gashay Soomaaliya?
Wasaaradda ciyaaraha iyo dhalinyarada ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay baaritaan ku sameyn doonto hannaankii lagu soo xulay gabar lagu magacabao Nasra Abuukar Cali, oo Soomaaliya uga qayb gashya tartan orad ah oo ka dhacaya dalka Shiinaha, kaas oo Soomaaliya guul darro kala kulantay. Maxamed Barre Maxamuud oo ah wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha […]
Aqalka sare ee BFS oo ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha.
Muqdisho :-Mudanayaasha golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay guddiyada joogtada ah ee golaha oo isku shaan-dheyn lagu sameeyay. Kal fadhiga labaad, kulankiisa saddexaad Aqalka sare ee BFJS ayaa waxaa guddoominayay , guddoomiyaha golaha Aqalka sare Sen; Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyadoo ay goob joog ahaayeen labadiisa ku xigeen. Dood dheer ka dib, waxaa […]
Ciidanka Kenya oo dilay 60 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Ciidamada Kenya ayaa deegaanka u dhaxeeya Lamu iyo Tana River ku dilay In ka badan 60 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, sida uu sheegay sarkaal lagu magacaabo Kithure Kindiki. Howlgalkaan oo dhacay maalinimadii shalay ayaa yimid,kadib markii kooxaha argagixisada ay weerareen afar bas oo ay saarnaayeen in ka badan 200 […]