1 min read

Muxuu Agaasimihii guud ee hay’adda socdaalka isku casilay?

Agaasimihii guud ee hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Cabduqaadir Cabdul oo dalka ka cararay 20 June 2023 kadib markuu helay  inuu ku jiro liis la raadinayey, iyadoo xeer ilaalinta dalka si rasmi ah ugu dartay liiska eedeysanayaasha dalka ka maqan ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii agaasimaha guud ee hay’addaas.